Sheekh Umal iyo Sh C/qaadir Boobe oo caawa mar kale muxaadaraad ka jeediyey Masjidka Abu Bakar Al-Sadiiq [Masawiro]
(January 24, 2015)
Mozambique:-Waxaa weli si habsami ah weli uga socoda Masjidka Abu Bakar Al-Sadiiq  ee ku yaal wadanka  Mozambique muxaadaraadka ay jeedinayaan 2-da Sheekh ee kala ah Sheekh Maxamd Cabdi Umal iyo She
Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galay Aaska boqor Cabdalla
(January 24, 2015)
Riyadh:-Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Riyadh ee xarunta Boqortooyada Sacuudi Carabiya waxaana uu Madaxweynaha ka qeyb galay aaska boqorkii dalka sacuudiga Boqor Cabdalla
Xaflad Natiijada Imtixaanka Ee Dugsiga Khadiija‏ (Masawiro)
(January 24, 2015)
Garoowe:-Xafladaan oo ahayd mid si wanaagsan loo soo agaasimay ayaa kadhacday Masjidka weyn Alhuda ee magaaladda garowe waxaana lagu maamuusayay ardaydii kaalimaha hore kagashay imtixaanaadkii sanad d
Xaflada loo Qabtay Ardayda Collegeka Al-nuur ee magaalada Laascaanood(Masawiro)
(January 24, 2015)
Laascaanood:-Ardayda Wax ka barata Koleejka Tarbiyada iyo tacliinta ee Al-Nuur Laascaanood ayaa maalimadii Shalay lagu Sagootiyey Xaflad Lagu Maamusayey Ardayda Kolleejkan , iyadoo lagu qabtay xaflad