Siihayaha Wasiirka Arrimaha Dibadda DFS oo ka qeybgalay furitaanka Shirka Ururka Midowga Afrika .
(January 26, 2015)
Addis Ababa:-Siihayaha Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga H.E. Dr. Abdirahman Dualeh Beileh ayaa maanta ka qeybgalay furitaanka Shirka caadiga ah ee Wasiirada Arrimaha Dibadda wad
Madaxweyne DFS oo ka hadlay Xukuumadda cusub lasoo dhisayo [Dhageyso]
(January 26, 2015)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka ee Soomaaliya Mudane Xasan Sh.Maxamuud oo shir jaraa'id ku qabtay xafiiskiisa ayaa uga mahadceliyay shacabka reer Muqdisho dulqaadkii ay muujiyeen waqtig
Shakhsiyada Nabigeenii Muxamed N.N.K.H Sh Maxamuud Maxamed Xaliike.[Video]
(January 26, 2015)
Laascaanood:-Sh Maxamuud Maxamed Xaliike oo ka mid ah Culimada waawayn ee ku nool gobolka Sool ayaa waxaa uu jeediyey Muxaadaro uu ku Difaacyo Suubanihii Nabigeena , Muhamed Nabadgelyo iyo naxariis ko
Sheekh Umal iyo Sh C/qaadir Boobe oo muxaadaraad kale ka jeediyey Masjidka Abu Bakar Al-Sadiiq.[Masawiro]
(January 26, 2015)
Mozambique:-Waxaa shalay oo Axad ahayd dhacday aroortii muxaadaradii 4aad oo gaar u ahayd dumarka waxaana uu ahaa cinwaankeedu ( dowrka gabdhaha ay ku leeyihiin dhisitaanka bulshada) muxaadaradaan oo
Madaxweynaha dowladda Puntland oo dib ugu soo laabtay magaalada Garoowe[Masawiro]
(January 26, 2015)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo 21-1-2015 safar shaqo ugu ambabaxay magaalo ganacsiyeedka Puntland ee Boosaaso ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Garoo
Madaxweynaha PL oo xariga ka jaray warshad cusub oo burburinaysa dhagaxa lagu dhisayo Garoonka Diyaaradaha ee Boosaaso.
(January 26, 2015)
Boosaaso:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Mudane Dr. C/weli Maxamed Cali ‘’Gaas’’ ayaa xariga ka jaray Warshada Shiidaysa Dhagaxa lagu dhisayo Garoonka Diyaaradaha Bosaaso. Munaasabada Warshada