Ra’iisul Wasaaraha DFS oo caawa ku dhawaaqay Golaha Wasiirada Cusub ee DFS
(January 27, 2015)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha DFS Dr. Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa ku dhawaaqay caawa Golihiisa Wasiirada cusub kuwaas oo ka kooban 20 wasiir waxaana kale oo uu sheegay Ra'iisulwasaaraha DFS
Mu’ssasadda Al-minhaaj oo booqatay deegaano hoos yimaada degmada Galdogob (Masawiro)
(January 27, 2015)
Galdogob:-Mu’assasada Minhaaj ayaa samaysay booqasho dacwadeed oo ay ku tagtay degaano dhawr ah oo degmada Galdogob hoos yimaada. Mu,assasada oo ay horkacayeen culumo waawayn iyo ducaad ayaa booqata
Zakariye Ismaaciil Xirsi oo ka waramay Xaqiiqada kooxda Al-Shabaab
(January 27, 2015)
Muqdisho:-Zakariye Ismaaciil Xirsi oo ahaa Madaxii hore ee Sirdoonka kooxda Al-shabaab ayaa maanta shir jaraa’id wuxuu ku qabtay xarunta Wasaaradda Warfaafinta DFS ee magaalada Muqdisho waxaana uu k
Mu’assasada Minhaaj Galdogob oo ardayda u qabatay siminaar (Masawiro)
(January 27, 2015)
Galdogob :-Mu’assada Minhaaj Galdogob ayaa siminaar u qabatay Ardayda Jaamacadda Bariga Afrika Faraceeda Galdogob, Ardayda oo ku jirtay fasaxii simisterka dhexe ayaa siminaarka ku qaatay casharo kaa
Madaxweynaha Puntland oo xafiiskiisa ku qaabilay maanta deeq bixiyayaasha caalamiga ah.[Masawiro]
(January 27, 2015)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr Abdiweli Mohamed Ali ayaa saaka xafiiskiisa ku qaabilay xubno socday Deeq bixiyayaasha caalamiga ah kuwaas oo kakala socdey dalalka England, Sweden,Finland,
Shir looga hadlayo Hiigsiga cusub (New Deal) ee sanadka 2016 oo ka furmay Garoowe
(January 27, 2015)
Garoowe:-Waxaa maanta magaalada Garowe ee caasimadda Dowladda Puntland ka furmay shir looga hadlayo Hiigsiga cusub (New Deal) ee sanadka 2016, iyadoo shirkaan qaban qaabadiisu ay ka socotay magaalada