Madaxweynaha PL oo la kulmay Madaxa xafiiska Bankiga aduunka ee Soomaliya Mr.Hugh Riddel [Masawiro]
(January 28, 2015)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 28-1-2015 aqalka madaxtooyada Puntland ee Garoowe ku qaabilay Madaxa xafiiska Bankiga aduunka ee
Ardayda wax ka barata Machadka Iimaan ee Ceegaag oo loo soo gabagabeeyey Imtixaankii Teeramka dhexe.[Masawiro]
(January 28, 2015)
Ceegaag:-Ardayda wax ka barata Machadka diinga ah ee Iimaa ee magaalada Ceegaag ayaa waxaa loo soo soo gabagabeeyey Imtixaankii Teeramka dhexe  ee Sanad dugsiyeedka 2014-2015 . Guud ahaan Ardayda wax
Nadwo Cilmiyeed ka socotay Burco oo la soo Afmeeray Bayaana laga soo saaray (Masawiro+Bayaan)
(January 28, 2015)
Burco:-Waxaa lagu soo afmeeray magaalada Burco ee xarunta gobalka Togdheer nadwo cilmiyeed maalmihii la soo ka socotay magaalada waxaana nadwada soo abaabulay mu,asasada al-karam ee dacwada iyo horuma
Madaxwayne Gaas oo Madaxtooyadda ku qaabilay wafdi ganacsato Ajnabi ah.[Masawiro]
(January 28, 2015)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 28-1-2015 aqalka madaxtooyada Puntland ee Garoowe ku qaabilay wefti balaaran oo Chinays ah isugun
Madaxweyne PL Dr Gaas oo kullan la qaatay Madaxa Shaqaalaha EU-da Mr. Kenneth Dean[Masawiro]
(January 28, 2015)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 28-1-2015 aqalka madaxtooyada Puntland ee Garoowe ku qaabilay Madaxa Shaqaalaha EU-da Mr. Kenn
Madaxweyaha DFS”Mar walba irdaha way u furan yihiin kuwa iska fogeeya fikirka wax burburinta ee Al shabaab”
(January 28, 2015)
Mogadishu: Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sh Maxamuud ayaa ka hadley istaraatiijiyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya ee dhinaca la dagaalanka argagixisada, iyo saameynta barnaamijkani ku leeya
Jaamacada Bariga Afrika Faraca Qardho oo soo bandhigtay Laab Computer cusub [Masawiro]
(January 28, 2015)
Qardho:-Laab kan cusub ee ay yeelatay Jaamacadda Bariga Afrika faraca magaalada Qardho soona bandhigeen Maamulka jaamacadda ayaa waxa uu ka kooban yahay agab compute oo isug jira computero Desktop oo
Madaxweyne Gaas oo la kulmay wefti balaaran oo ka socday safaarada Maraykanka ee soomaaliya iyo Hay’adda US-AID[Masawiro]
(January 28, 2015)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali ayaa aqalka madax tooyada Puntland ee Garoowe ku qaabilay shalay gelinkii danbe wafti balaaran oo ka socday safaarada maraykanka ee sooma