Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Copenhagen oo Xaflad u qabtey Boqor Burhaan
(January 29, 2015)
Copenhagen:-Boqor Burhaan Boqor Muuse ayaa waxaa kulan uu la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee magaalada Copenhagen ee caasimada Danmark. Boqor Burhaan Boqor Muuse ayaa waxaa uu maalmahaan ku suganaa
Xeer Ilaaliyaha guud ee DFS oo eedeyn u jeediyey ciidanka nabadsugida ee DFS.
(January 29, 2015)
Muqdisho:-Xeer Ilaaliyaha guud ee dowladda Federaalka Soomaaliya Axmed Cali Daahir ayaa maanta eedeyn culus u soo jeediyey ciidanka Hay’adda Nabad Suggida DFS wuxuuna sheegay in ciidanka nabad sugid
Xildhibaanada DFS oo maanta meel mariyey hindise-sharciyeedka hanta-dhowrka guud ee qaranka
(January 29, 2015)
Muqdisho:-Xildhibaannada baarlammaanka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta waxay si aqlabiyada ah ku meel mariyay hindise-sharciyeedka hanta-dhowrka guud ee qaranka ka dib markii ay kulan ku yeesh
Golaha wasiiradda ee dowladda Puntland oo ku shiray magaalada Garoowe
(January 29, 2015)
Garoowe:-Shirka Golaha wasiirada dawladda Puntland oo uu maanta shir gudoominayey madaxweynaha dawladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa looga hadlay arrimo ay kamid yihiin xaalada Amaa
Ergeyga gaarka ah ee QM oo soo dhoweeyay golaha wasiirada cusub
(January 29, 2015)
Muqdisho:- Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud u qaabilsan Soomaaliya, Nicholas Kay, ayaa soo dhoweeyay ku dhawaaqidda Golaha Wasiirada Federaalka cusub ee uu soo magacaabay Ra’iisal Wasaaraha Sooma
Jacaylka Qoyska, Sh.Maxamuud Sh Xassan.[Daawo Video-ga]
(January 29, 2015)
Odense:-Sh.Maxamuud Sh Xassan (Abu Dhalxa) oo ka mid ah ducaada ku nool wadanka Denmark ayaa waxaa uu jeediyey muxaadaro qiimo badan oo uu sheekhu uga hadlay Jacaylka Qoyska, Muxaadarada uu soo jeediy
Wasiirka waxbarashada PL oo la kulmay wafti ka socda Dowladda Maraykanka iyo Hay’ada USAID
(January 29, 2015)
Garoowe:-Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Puntland Dr.Cali Xaaji Warsame ayaa xafiiskiisa  ku qaabilay wafti  ka socday safaarada Maraykanka ee dalka Soomaaliya iyo hay’adda ga
Ardayda Jaamacada Nugaal oo loo soo gabagabeeyey Imtixaankii Teeramka Dhexe[Masawiro]
(January 29, 2015)
Laascaanood:-Ardayda waxka barata Jaamacada Nugaal ee Gobolka Sool ayaa loo soo gaba gabeeyey imixaan kii qaybta koowaad ee Sanad dugsiyeedka 2014-2015 . Ardayda u fariisatay imtixaanka Jaamacadda Nug
Mu,asasada Al-minhaaj oo safar Dacwadeed ku martay Gobolka Mudug & Nugaal.[Masawiro]
(January 29, 2015)
Gaalkacyo:-Socdaal dacwadeed oo maamulka mu’asasada al minhaaj iyo culimo  ay ku mareen gobolka mudug ayaa waxa uu qaatay 9 maalmood, socdaal kaas oo lagu marayey degmooyin & tuulooyin  ka tir
Madaxweynaha DFS oo ka qeybgalaya Shir Madaxeedka Midowga Afrika
(January 29, 2015)
Addis Ababa:- Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu horkacayo ayaa ka degey garoonka diyaaradaha ee magaalada Addis Ababa, halkaas oo uu kaga qeybg