Khudbadii Jimcaha ee masjidka Xaaji Cali ee Garowe Sh Axmed Cabdi Samad.[Video]
(January 30, 2015)
Garoowe:-Waxaa maantay oo taariikhdu ku beegnayd 30/01/2015 Masjidka Xaaji Cali ee magaalada Garoowe caasimada dowladda Puntland Khudbadii jimcaha ka soo jeedshay Sh.Axmed Cabdi Samad. Waxaana shee
Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Al-hudaa oo looga hadlay Difaacida sharafta Nabi Muxammad NNKH.[Masawiro]
(January 30, 2015)
Garoowe:-Masjidka Al-huddaa ee magaalada Garoowe oo ay ku soo tukadeen Salaadii Jimcaha in ka badan 5-boqol oo qof ayaa khudbadii Salaada looga hadlay aflagaadadii loo gaystay nabi Maxamed (SCW) waxaa
Xaflad heer sare ah oo magaalada Copenhagen loogu sameeyay Boqor Burhaan.[Masawiro]
(January 30, 2015)
Copenhagen:-Boqorka beelaha Soomaaliyeed Boqor Burhaan Boqor Muuse, ayaa xalay ku soo gabagabeeyay magaalada Copenhagen, safarkii uu ku marayay dalalka Scandinavian (ka). Waxaa Boqorka lugu soo dhowee
Raadka xun ee ay Macaasidu u soo jiido bulshada iyo qofka Sh.C/naasir Xaaji.[Video]
(January 30, 2015)
Laascaanood:-Waxaan idiiin ku soo gudbinaynaa muxaadaro cusub oo uu galay Sh.C/Naasir Xaaji Axmed oo ah Shiikh ka mid ah culimada ugu waaweyn ee Soomaaliya , dacwana ka wada gobolka Sool iyo Cayn, She
Madaxweynaha DFS oo ka qeyb galey Shir Madaxda Midowga Afrika
(January 30, 2015)
Addis Ababa:-Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sh.Maxamuud ayaa ka qeybgaley shir madaxeedka waddamada xubnaha ka ah urur goboleedka IGAD oo ka dhacay magaalada Addis Ababa
Khudbadii Jimce ee Masjidka Al-hidaaya ee magaalada Nairobi.[Dhagayso]
(January 30, 2015)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbinaynaa Khudbadi Jimce ee maanta ka baxday masjidka Al hidaaya ee magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya waxaa khudbada soo jeediyay Sh.Shibli, Khudbada maanta ayaa w