Ardayda Jaamacada Nugaal oo loo soo gabagabeeyey Imtixaankii Teeramka Dhexe[Masawiro]

January 29, 2015 - Written by Editor

IMG_6086Laascaanood:-Ardayda waxka barata Jaamacada Nugaal ee Gobolka Sool ayaa loo soo gaba gabeeyey imixaan kii qaybta koowaad ee Sanad dugsiyeedka 2014-2015 . Ardayda u fariisatay imtixaanka Jaamacadda Nugaal ayaa lagu qiyaasaa 1000 arday oo wax ka barata Jaamacadda Nugaal.

Jaamacadda Nugaal ee Gobolka Sool ayaa waxaa ay ka kooban tahay ilaa 7 qaybood waxaan imtixaanka uu ardayda u socday dhawr iyo toban casho.Waxaa maalmihii u danbeeyey ay ardaydu ku mashquul sanaayeen diyaarinta Imtixaanka , si ay dhibco badan u keenaa, iyadoo Imtixanaku uu kusoo soo dhamaaday jawi wanaagsan.

no images were found

Mawliid Ismaaciil Haradigeed
Lascaanood, Somalia

Leave a comment

*

Archives
January 2015
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online