Booqasho taariikhi ah oo Sheekh C/rashiid Cali Cali Suufi ku tagay dalka Sudan (Masawiro)

January 19, 2015 - Written by Editor

2Sudan:-horaantii sanadkaan cusub ee milaadiga ah 2015 waxaa booqasho rasmi ah oo taariikhi ah ku yimi dalka Sudan gaar ahaan magaalada Kharthum shiikha somaaliyeed ee wayn shiikh c/rashiid shiikh cali suufi , isagoo ay marti galisay jamhuriyda sudaan si uu u garsooro tartanka quraanka ee sanadlaha ahaa ee halkaa ka dhaca sanad walba.

Waxaa si aad ah oo aan loo kala harin loogu soo dhaweeyay Sheekh C/rashiid Cali Cali Suufi magaalada Kharthum iyadoo ay tahay booqashadii ugu horaysay oo uu ku yimaado dalka Sudaan.

Sheekh C/rashiid Cali Cali Suufi ayaa waxaa si weyn u soo dhaweeyey culumada iyo ducaada .iyo ardayda wax ka dhigta dalka Sudan waxaa kale oo Sheekha soo dhaweyntiisa ka qeyb qaatay madax , aqon-yahanka, jamacadaha wadnaka Sudaan .

Sheekh C/rashiid Cali Cali Suufi ayaa waxaa uu kulamo laqaatay ardayda iyo jaaliyda Somaliyeed ee ku wuxuuna ka jeediyey muxaaradooyin kala duwan.

1- Marka hore wuxuu galabtii jimcada ahay ee tarikhdu kubegnayd 16/1/2015 muxaadro balaaran siiyay gabdhaha iyo hoyooyinka somaliyeed ee kusugan halkaas isgoo kula kulmay markazka u gaarka ah gabdhaha Soomaliyeed ka soo hos yimaada (jamcida Quraanka kariimka ah ee Sudaan) .
2- Isla jimcadii 16/1/20015 wuxuu u jeediyey muxadaro balaaran uruka ardayda Sudaan saldii cishe kadibwaxaana lagu  hoolka wayn ee jaamcda caalmiga ah ee afirka kulankaas oo ay kasoo qayb galeen kabdan 1500 qof ku dhawaad qiyastii

Dr.Xuseen Bashiir oo ah Bare wax ka dhiga jamacdaha sudaan kan tirsan duqayda jaaliydda ayaa sheegay inuu sudan kusugnaa mudo dhan 20 sano uusan arag kulan kan lamid ah sida uu soomaali u jamciyay meelna isugu keenay waana wax ilaahay lagu mahdiyo .

no images were found

.

Sheekh C/rashiid Cali Cali Suufi ayaa gud galay muxaadaradii isagoo kubilabay u mahd celinta ilaahay kadibna cidii soo agaasintay kulankaan balaaran shiikha ayaa wax ka taabtay tariikhda abihiis oo ah shikheenii waynaa ilahay ha u naxaristee Sheekh Cali Suufi  kadibna guda galay hadlo qiimo leh wanooyin iyo wax sheeg wax ku ool ah uu siiyo ardaydii iyo jaaliyadii mesha isgu timi.

Kulanka ayaa ahaa mid taariikhi ah guul iyo farxadna ku soo dhamaaday ugu danbyntii ilaahay waxan ka baryeynaa inuu noo barkeeyo shiikheena cumrigiisa iyo cilmigiisaba barkeeyo isagoo kalena noo badiyo marar badna noo soo nabd celiyo aamiiiin

W/Q : XASSAN MUSE NUX ( Al-nuuxi )
KHaRTUM- SUDAAN

Leave a comment

*

Archives
January 2015
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online