Boqor Cabdalla Bin Cabdulcasiis oo ku geeriyooday dalka Sacuudiga

January 23, 2015 - Written by Editor

king-ksaRiyadh:-Wararka ka imaanaya dalka Sacuudi Carabiya ayaa sheegaya in xalay uu ku geeriyooday magaalada Riyadh ee xarunta dalka Boqotooyada  dalka Sacuudiga Boqor Cabdalla Bin Cabdulcasiis  Boqorka ayaa mudooyinka danbe xanuun sanaa.

Diiwaanka Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa si rasmi ah u shaaciyey in uu geeriyooday boqorkii Sacuudiga Boqor Cabdalla Bin Cabdulcasiis.Boqor Cabdalle Bin Cabdul-Casiis oo ay da’diisu aheyd 90 sano jir. waxaana talada dalka la wareegay Amiir Salmaan Bin Cabdul-Casiis oo 79 jir ah .

Boqor-SalmaanAmiir Salmaan Bin Cabdul-Casiis ayaa wuxuu hayey xilka Wasiirka Difaaca ee dalka.Madaxda dalalka Caalamka qaar ka mid ah ayaa ka tacsiyeeyey geerida Boqor Cabdalla Bin Cabdulcasiis

 

 

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2015
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online