Jaamacada Bariga Afrika Faraca Qardho oo soo bandhigtay Laab Computer cusub [Masawiro]

January 28, 2015 - Written by Editor

boorkaQardho:-Laab kan cusub ee ay yeelatay Jaamacadda Bariga Afrika faraca magaalada Qardho soona bandhigeen Maamulka jaamacadda ayaa waxa uu ka kooban yahay agab compute oo isug jira computero Desktop oo casri ah, laab toobyo iyo tuulalka loo isticmaalo furfurida qalabka Computerada iyo Net wor ka.

Maamulka jaamacada oo ka warbixiyay qalabkan cusub ee isugu jira noocyada kala duwan in ay ugu tala galeen laab ka computer ka islamarkaana wax wayn ka bedeli doono baahiyaha ardada sidoo kalana ay ka faa’iidaysan doonaan dhamaan ardada dhigata qaybaha kala duwan ee jaamacada wuxuuna siwayn u anfici doonaa buu yiri gudoomiyaha jaamacada bariga afrika faraceeda Qardho Sh.Cali Maxamed Cali Ardayda dhigata kuliyada computer Science ka iyo cellegue hoos yimaada jaamacada

Maalgalinta iyo furitaanka Laabkan cusub oo ku qalabaysan computero casri ah ayaa waxa uu imaana yaa ka dib markii jaamacada ay si rasmi ah ugu wareegtay gurigii ay ku wareejisay wasaarada waxbarashada iyo tacliinta sare ee dowladda Puntland.

Sidoo kalena jaamacadda ay ogaysiisay dhamaan bulshada ku nool magaalada Qardho inay u fureen kuleej hoos imaanaya jaamacada kuleej kaas oo lagu baran doono ama ka kooban Diplom computer Science ah, Diplom Maamulka iyo maaraynta ah iyo Diplom Comunity Developement ah.

no images were found

Halgan.net
Qardho

Leave a comment

*

Archives
January 2015
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online