Jiif oo Jaq Khudbadii Jimcaha Masjidka Al-Tawfiiq Sh. Dr Ali Mahamed Salah (Video+ Cod)

January 25, 2015 - Written by Editor

snapshot_112Oslo:-Waxaan idiin soo gudbineynaa khudbadii Jimcaha ee Masjidka Al-Tawfiiq waxaana khudbada jeediyey Sheekh Dr Cali Maxamed Saalax oo ah Sheekha iyo Imaamka Masjidka Al-Tawfiiq.

Sheekh Dr Cali Maxamed Saalax ayaa khudbadiisa waxaa uu uga hadlay ahmiyada ay leedahay xalaal miiradka iyo khatarta Shirkadaha suuq geynta sida baahsan baryahaan uga hoos Shaqeystayta Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Dibadiisa waxaa kale oo cudurka Shirkadaha  ka hadlay culumada ku dhaqan gudaha dalka Soomaaliya.

Sheekh Dr Cali Maxamed Saalax ayaa khudbadiisa ku bilaabay ahmiyada xalaal miiradka ah iyo in qofka muslinka ah uu marwalba ka digtoonaado waxyaabaha shaki galiya oo ay marwalba u dhawaadaan xalaasha aan shakiga lahayn waxaana uu sheekhu soo sardiyey adilo iyo aqwaal badan oo ay leeyihiin Salafu Saalax iyo sida ay ugu dadaali jireen Xalaal miiradka.

Shirkadaha Suuq geynta ( MLM +Pyramid ) qaabka ay uga shaqeystaan wadamada Yurub ayaa waxaa ka digay majaamicida Fiqiga ee ka jira  dalalka Sacuudiga ,Urdun,Masar, Sudan iyo culumo kale oo ku sugan caalamul islaami waxaana ay ku tilmaameen beec xaaraaan ah.

Hoos ka Daawo Khudbadii Masjidka Al-Tawfiiq ee Magaalada Oslo Sh Dr Cali Maxamed Saalax.

Hoos ka Dhageyso Khudbadii Jimacaha ee Masjidka Tawfiiq iyada Mp3 ah.

[audio: http://k003.kiwi6.com/hotlink/dbk86m9hfn/Jiif_oo_Jaq_Sh_Dr_Ali.mp3]

Ama Halkan Mp3

Masjidka Tawfiiq
Oslo
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2015
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online