Madaxweyne DFS oo ka hadlay Xukuumadda cusub lasoo dhisayo [Dhageyso]

January 26, 2015 - Written by Editor

Madaxweyne-Xasan-Sheekh-Maxamuud1Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka ee Soomaaliya Mudane Xasan Sh.Maxamuud oo shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa uga mahadceliyay shacabka reer Muqdisho dulqaadkii ay muujiyeen waqtigii lagu guda jiray soo dhaweynta Madaxweynaha dowladda Turkiga, isagoo dhinaca kale ka hadlay dhismaha Xukuumadda Cusub ee dhawaan la filayo in uu ku dhawaaqo Ra’iisul Wasaare Cumar C/rashid Cali Sharmaarke.

—–Dhamaaad—-
Hoos Ka Dhageyso Shirka Jaraa,id uu Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud uu ku qabtay magaalada Muqdisho

[audio: http://k003.kiwi6.com/hotlink/5jddv4uwyu/Madaxweynah_xasan.mp3] Halkaan ka Dhagayso Mp3

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2015
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online