Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galay Aaska boqor Cabdalla

January 24, 2015 - Written by Editor

Madaxweynaha_xasanRiyadh:-Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Riyadh ee xarunta Boqortooyada Sacuudi Carabiya waxaana uu Madaxweynaha ka qeyb galay aaska boqorkii dalka sacuudiga Boqor Cabdalla Bin Cabdulcasiis.

Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa socdaalka uu ku tagay dalka Sacuudi Carabiya waxaa ku weheliyey Sii-hayaha wasaarada Cadaalada ee DFS Faarax Sheekh Cabdulqaadir iyo sii hayaha wasaarada Difaacada Jeneral Maxamed Sheekh.

Waxaa kale oo socdaalka Madaxweynaha ku weheliyey xubno ka tirsan labada gole ee DFS .Aaska Boqorka dalka Sacuudiga Boqor Cabdalla ayaa waxaa ka soo qayb galay madax badan oo ka socota dalalka Islaamka.

Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku sugnaan doona laba maalin magaalada Riyadh halkaas oo uu kulamo kula yeelan doono madax ka tirsan Boqortooyada .

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2015
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online