Madaxweynaha Turkiga oo xariga ka jaray Terminalka cusub ee garoonka Aden Cadde

January 25, 2015 - Written by Editor

terdoganMuqdisho:-Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyib Erdogan ayaa si rasmi ah u furay goordhow Terminalka cusub ee garoonka diyaaradaha ee Aden Cadde oo ay dib u habeyn ku sameysay shirkad laga leeyahay dalka Turkiga.

Madaxweynaha dalka Turkiya Recep Tayyib Erdogan ayaa u mahad celiyay balaaran u jeediyey Madaxweynaha DFS Ra’iisal Wasaaraha iyo Golaha Wasiirada iyo shacabka Somaliya sida diiran ay u soo dhaweeyeen.

Recep Tayyib Erdogan Madaxweynaha dalka Turkiya ayaa sidoo kale u mahad celiyey shirkada dayactirka ku sameysay Garoonka Diyaaradaha ee Aden Cadde.

Sidoo kale Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa u mahad celiyay Madaxweynaha Turkiga iyo shacabka Turkiga isaga khudbad ka jeediyey soo dhaweynta wafdiga madaxweynaha dalka Turkiya.

Wafdiga Madaxweynaha dalka Turkiya Recep Tayyib Erdogan iyo Madaxweynaha DFS ayaa u dhaqaaaqay Isbitaalka Digfeer oo uu furi dooni Madaxweynaha dalka Turkiya.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2015
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online