Mu’ssasadda Al-minhaaj oo booqatay deegaano hoos yimaada degmada Galdogob (Masawiro)

January 27, 2015 - Written by Editor

Safar-dacwo14Galdogob:-Mu’assasada Minhaaj ayaa samaysay booqasho dacwadeed oo ay ku tagtay degaano dhawr ah oo degmada Galdogob hoos yimaada. Mu,assasada oo ay horkacayeen culumo waawayn iyo ducaad ayaa booqatay Deegaanka Daarasalaam kulana kulantay hawlwadeenada Dacwada iyo Tacliinta, sidoo kale Culumada ayaa halkaa ka jeediyey muxaadarooyin.

Isla socodkaas ayey usii gudubtay Mu’assasadu magaalada Bursaalax oo ah magaalada 2-da ee degmada waxayna culumadu jeediyeen duruus, waxay kale oo booqdeen dhamaan iskuulada ka furan magaaladaas, halka ay kulan dheer la yeeswheen ducaada degmada.

Isla bishaan Janaayo 2015 ayey mu’assasadu booqatay deegaanka galdhuumood ayadoo ka jawaabaysa codsi uga yimid dadka deegaankaas, waxayna soo xalisay culayskii halkaa ka jiray oo haystay dacwada.

no images were found

​Xafiiska Warfaafinta ee
Mu’asasada Al-Minhaaj
​(Galdogob)

Leave a comment

*

Archives
January 2015
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online