Qeybtii 2aad Muxaadarada Ugargaarida Nabi Maxamed CSW Sh Maxamed Umal (Vedio+Cod)

January 17, 2015 - Written by Editor

3umalNairobi:-Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa xalay wuxuu ka jeedin doonaa Masjidka Abu Bakar Al-Sadiiq ee Nairobi qeybtii labaad ee muxaadarada lagu difaacayo looguna gargaarayo nabigeena Maxamed صلي اللة علية وسلم

Sheekh Maxamed Cabdi Umal Xafidahulaah ayaa waxaa uu cinwaan uga dhigay Muxaadaradiisa المنهج الصحيح في نصرة الحبيب صلي اللة علية وسلم Sheekh.Maxamed Cabdi Umal ayaa muxaadaradiisa ku qaadaa dhigay dhagarta iyo aflagaadada gaalada ay baryahaan ku wadaa Nabigeena Maxamed صلي اللة علية وسلم iyo tubta toosan oo ay muslimiinta ugu gargaari karaan Nabigeena صلي اللة علية وسلم.

Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa dhanka kale ka hadlay qaabka loogu gargaarayo Nabigeena Maxamed CSw iyo axkaamta marka ay muslimiinta leeyihiin awood iyo marka aysan awood lahayn.

Radio Halgan Live ayaa shalay si toos ah u tabinayey muxaadarada waxaana muxaadarada Sheekha sidoo kale toos u tabinayey Radio Xikma oo ka howlgala deegaanada Puntland kuna leh 13 xarumood.

Hoos ka Daawo Muxaadarada Ugargaaridda Rasuulka صلى الله عليه وسلم Sh.Maxamed Cabdi Umal Q2aad

Halkan ka Dhageyso Muxaadaradii koowaad ee Ugargaaridda Rasuulka صلى الله عليه وسلم Sh.Maxamed Cabdi Umal Q1aad

Hoos ka Dhageyso qeybtii labaad Ee Muxaadarada Ugargaaridda Rasuulka صلى الله عليه وسلم Sh.Maxamed Cabdi Umal Q2aad

[audio: https://www.halgan.net/Mp3/Ugargaaridda_ Rasuulka.mp3]

Ama Halkan MP3

Salaf Media
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2015
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online