Raadka xun ee ay Macaasidu u soo jiido bulshada iyo qofka Sh.C/naasir Xaaji.[Video]

January 30, 2015 - Written by Editor

IMG_9533Laascaanood:-Waxaan idiiin ku soo gudbinaynaa muxaadaro cusub oo uu galay Sh.C/Naasir Xaaji Axmed oo ah Shiikh ka mid ah culimada ugu waaweyn ee Soomaaliya , dacwana ka wada gobolka Sool iyo Cayn, Sheekh Cabdinaasir Xaaji Axmed ayaa waxaa uu muxaadaradiisa uu cinwaan uga dhigay ”Dhibaatada xun ee ay Macaasiddu u soo jiido Bulshada iyo Qofka.”

Sh.C/Naasir Xaaji Axemd wuxuu Muxaadaradan kaga waramay Macaasidu waxay tahay , Noocaydeeda, Dhibaatada ay u soo jiido qofka ku dhex nool bulshada iyo guud ahaanba Bulsada Islaamkaba.

Hoos ka daawo Raadadka xun xun ee Macaasida Sh.C/Naasir Xaaji Axmed


Mawliid Ismaaciil Haradigeed
Laascaanood, Somaia

Leave a comment

*

Archives
January 2015
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online