Sideen ugu hiilinaa Nebigeenii Muhamed (صلي اللة علية وسلم) Sh.Umal [Daawo]

January 16, 2015 - Written by Editor

Sheekh_UmalNairobi:-Waxaan idiin soo gudbineynaa khudbadii Jimce ee Masjidka Abu bakar Al-Sadiiq ee magaalada Nairobi ee uu maanta jeediyey Sh Maxamed Cabdi Umal isagoo Shiikhu uu uga hadlay Aflagaadda ay saxaafadda reer Galbeedka u geysteen Nebigeenii Muhamed صلي اللة علية وسلم isagoo Sheekhu uu si wanaagsan u soo bandhiga xumaata iyo akhlaaq darada saxaafadda reer Galbeedka.

Hoos ka Dhagayso Khubadii Jimce ee Masjidka Abu bakar Al-Sadiiq ee magaalada Nairobi ee uu maanta jeediyey Sh Maxamed Cabdi Umal

Halgan.net

 

Leave a comment

*

Archives
January 2015
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online