Madaxweyne Gaas oo si weyn loogu soo dhaweeyey Muqdisho.[Masawiro]
(February 4, 2015)
Muqdisho:-Madaxweynaha dawlada Puntland Dr. Abdiweli Mohamed Ali Gaas Iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyey magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya, ka dib m
Madaxweynaha DFS oo qado sharaf u sameeyey madaxda maamul gobolleedyada (Masawiro)
(February 4, 2015)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xassan Sh. Maxamuud oo uu wehliyo Raiisul Wasaare Dr.Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa maanta hoygiisa qado sharaf ugu sameeyey
Sharxu Taa,iyat Al-Beeri oo lagu sharxay Af Soomaali W/Q Sh Mahad Daahir Abu Fahad ( Akhriso)
(February 4, 2015)
Sweden:-Walaalayaal Waxaan arkay in Gabaygaan Wadaadkii Alifay Xikmado iyo wanaag ka buuxshay sidaas darteed ayaan is iri tolow hadii aad Soomaali u tarjumi laheyd sooma fiicnaateen si Culumo iyo Caam
Sirdoonka DFS oo War saxaafadeed ka soo saaray duqeyn lagu dilay Yuusuf Dheeg
(February 4, 2015)
Muqdisho:-Hey’adda Sirdoonka iyo Nabadsugida ee DFS ayaa waxaa ay War saxaafadeed ka soo saaray weerar xaga cirka ah oo ay sheegtay in  lagu dilay sarkaal sare oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab. 31
Nadwo diini ah oo aad u balaaran oo lagu qabtay magaalada Khartuum ee dalka Sudan[Masawiro]
(February 4, 2015)
Boosaaso:-Ururka ardayda Soomaliyeed ee caalamiga ah ee dalka Sudaan wuxuu soo qaban qaabiyay nadwo cilmiyeed balaaran oo ay jeediyeen culimo waawayn oo ka yimid gudaha wadanka iyo kuwo ku sugnaa Suda
Faahfaahin dablay weerartay Saldhig Boolis oo ku yaal Boosaaso
(February 4, 2015)
Boosaaso:-Wararka naga soo gaaraya saaka Magaalada Boosaaso ee xarunta Ganacsiga Puntland ayaa sheegaya in xalay dablay hubaysan oo gaaraysa 5 dhalinyaro ah ay Bam gacmeedyo iyo rasaas huwiyeen Saldhi
Madaxweynaha dowladda Puntland oo u safray magaalada Muqdisho.[Cod/Masawiro]
(February 4, 2015)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa dhawaan ka dhoofay garoonka diyaaradaha ee magaalada Garoowe isagoo safar shaqo ku tegi doono mudo lab
Nadwo diini ah oo ka bilaabtay Masjid Jaamaca magaalada Laascaanood[Masawiro]
(February 4, 2015)
Laascaanood:-Nadwo cilmiyeed loogu magac daray dhalanroga dhaqanka iyo dabaqabashadiisa ayaa ka bilaaabantay Masjid Jaamaca Magaalada Laascaanood ee gobolka Sool. Nadwadaan oo ayaa waxaa soo qaban qaa
Madaxweynaha dowladda Puntland oo safar ku tegaya Muqdisho
(February 4, 2015)
Garoowe:-Madaxweynaha dowladda Puntland iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa la filayaa i uu dhawaan  safar shaqo ku gaaro magaalada Muqdisho ee caasimaad Soomaaliya, Safarka Madaxweynaha Puntland ayaa u je
Nicmada ilaah ee ugu wayn waa Diinta & iimaanka Sh.Maxamed Umal (Daawo)
(February 4, 2015)
Nairobi:-Waxaan Idiin soo gudbineynaa Muxaadaro qiimo badan oo uu jeediyey Fadiilat Sheekh Maxamed Cabdi Umal Xafidahulaah waxaana uu Sheekhu Cinwaan uga dhigay Muxaadaradiisa Nicmada ilaah ee ugu way