Abu Maxamed Al-Maqdasi oo ka soo Muuqday TV Urdun kana hadlay Daacish iyo dilkii Mucaad al-Kasabeh [Daawo]
(February 6, 2015)
Urdun:-Abu Maxamed Al-Maqdasi oo ah wadaada aad ula dhacsanaa fikirka  ururka Al-qacida iyo kooxaha ku fikriga ah ayaa waraysi gaar ah oo uu siyey Tv- laga leeyahay dalka Urdun waxaa uu ka hadlay di
IImaam Maxamed Yusuf oo qado sharaf u sameeyey Madaxweynah PL iyo Madaxda kale.[Masawiro]
(February 6, 2015)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dawlada Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas iyo weftigii balaadhnaa ee uu hogaaminayey oo ku sugan maalintii 3-aad magaalada Muqdisho  ayaa waxaa maanta qado sharaf u sameeye
Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Abu Bakar Sheekh Maxamed Cabdi Umal (Daawo)
(February 6, 2015)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbineynaa khudbadii Jimcaha ee Masjidka Abu Bakar ee magaalada Nairobi waxaana jeediyey Sheekh Maxamed Cabdi Umal wuxuuna Sheekh Khudbadiisa uga hadlay Camalka Zamanka fitn
War murtiyeed ka soo baxay shirkii Dowladda Federaalka iyo Dowladaha xubnaha ka ah Federaalka
(February 6, 2015)
Muqdisho:-Kulamadii Wadatashi ee Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Madaxweynayaasha Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaal ka ee Puntland, Jubbaland iyo Koofur-Galbeed. 6 Febraayo
Khudbadii Jimce ee Masjidka Al-hidaaya ee magaalada Nairobi.[Dhagayso]
(February 6, 2015)
Nairobi:-Waxaan maanta oo Jimce ah idin soo gudbinaynaa Khudbadi ka baxday masjidka Al-hidaaya ee magaalada Nairobi oo uu soo jeediyay Sheekh.Maxamuud Maxamed Shibli, Khudbada ayaa ah tii 3aad oo xiri
Anaa soo muslimiyey! W/Q Sh. Axmed Dheeli
(February 6, 2015)
Waa gabar wadaad ah oo ay si fudud maskaxda uga xadeen qolyaha takfiirka ah, waxaa allaah siiyey nin dhalinyaro ah oo ay is jecel yihiin oo ay wada dhisteen qoys dadku kuwada kuunyo. Wadaadkii oo safa