Islaamka iyo Masuuliyadda Sheikh Mahamed Idiris Axmed Xafidahulaah (Daawo)
(February 10, 2015)
Oslo:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Muxaadaro Qayima ah oo ka jeediyey Sheekh Maxamed Idirs Axmed magaalada Oslo ee xarunta dalka Norway Sheekh ayaa muxaadaradiisa wuxuu cinwaan uga dhigay Islaamka iyo
Booqashadii Zambia – Lusaka ee Sh Maxamed Cabdi Umal iyo wafdigiisa.[Masawiro]
(February 10, 2015)
Lusaka:-Waxaa Xalay abaarihii 11:30 pm 9/2/2015  ka soo dagtay garoonka caalamiga ah Lusaka international airport ee Zambia wafdi culimo ah oo hogaaminayo Sheekh Mohamed Cabdi Umal  Sh c/qaadir Boob
Wasiirka Difaaca Gen Diini “Waxaan xooga saari doonaa dib-u-dhiska Ciidan Qaran oo isku dheeli tiran”
(February 10, 2015)
Muqdisho:-Wasiirka Difaaca Xukuumadda Federalka Soomaaliya Gen. C/qaadir Sh.Cali Diini oo ansixinta Xukuumadda kadib, saxaafadda la wadaagay dareenkiisa ku aadan waxa u qorshaysan marka uu xilka la wa
Ra’iisul Wasaare Cumar oo shir guddoomiyay kulankii ugu horeeyey ee golaha Wasiirada cusub.
(February 10, 2015)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Dr.Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, ayaa maanta shir guddoomiyay kulankii ugu horeeyey ee ay yeeshaan xubnaha golaha Wasiirada ee
Wasiirka Waxbarashada Puntland oo booqday Dugsiga Sare ee Gambool ee Garoowe.[Masawiro]
(February 10, 2015)
Garoowe:-Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Dowladda Puntland Dr.Cali Xaaji Warsame ayaa saakay waxaa uu booqasho  ku tagay  Dugsiga Sare ee Gambool , waxaana dugsiga ku soo dhaweeyey Guddoomi
Madaxweynaha DFS Xassan Sh Maxamuud oo gaaray Degmada Dhuusa Mareeb ee Gobolka Galgaduud
(February 10, 2015)
Dhuusamareeb:-Madaxweynaha DFS Xasan Sh. Maxamuud ayaa goordhaweyd gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Gobolka Gal-gaduud waxaan halkaas si weyn ugu soo dhaweeyey masuuliin ka tirsan maamulka gob
Kooxda Ahlu Sunna oo dib ula wareegay Degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud
(February 10, 2015)
Guriceel :-Wararka naga soo gaaraya Degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud, ayaa sheegaya in ciidamada ka tirsan kooxda la baxday Ahlu Sunna ee suufiyada ah ay la wareegeen Degmada Guriceel ka dib daga