Arday Garoowe lagu sagootiyey kuna wajahan Machadka sare ee Ducaada Hargeysa
(February 13, 2015)
Garoowe:-Xafladaan oo ahayd mid ay soo qaban qaabisay Mu’asasada Al-Minhaaj isla markaana si wanaagsan loo soo agaasimay kana soo qayb galeen dad magac ku leh bulshada sida Culimo'udiin, xubno kala
Madaxweynah Dawladda Puntland oo dib ugu soo laabtay Garoowe.[Masawiro]
(February 13, 2015)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafti balaaran oo uu hogaaminayey safar shaqana ugu maqnaa dalka Ethiopia ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 13-2-2015 dib u
Khudbadii Jimcaha Ee Masjidka Al-Hidaaya Sheekh Maxamuud Shible (Dhageyso)
(February 13, 2015)
Nairobi:-Waxaan maanta oo Jimce ah idiin soo gudbinaynaa khudbadii Jimcaha ee Masjidka Al-Hidaaya ee magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya waxaana jeediyey Sheekh Maxamuud Shible xafidahulaah. S
Ciidamada Puntland oo ku dilay deegaanka Madashoon 5 asakari oo ka tirsan Al-Shabaab
(February 13, 2015)
Boosaaso:-Ciidamada Puntland ayaa galabta ku dilay deegaanka Madashoon 5 askari oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab waxaana ay gacanta ku dhigeen mid ka kale ka dib howlgalo ay ka fuliyeen buuraleyda ku xe
Ciidamo ka tirsan dalka Jabuuti oo hor leh oo soo gaaray magaalada Beledweyne.
(February 13, 2015)
Beledweyne:-Ciidamo ka tirsan dalka Jabuuti kuwaas oo ka tirsan AMISOM ayaa gaaray magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaana dowlada Jabuuti ay sheegtay in ay ciidamo hor leh geysay dalk