Muxaadaraadkii Sh Maxamed Umal iyo Sh C/qaadir Boobe Ee Ndola ee caawa (Warbixin +Masawiro)
(February 17, 2015)
Ndola:-Waxaa wili ka socda magaalada Ndola ee dalka Zambia muxaadaraadkii iyo wacdigii ay ka jeedinayeen Masjidka Ummah ee magaalada Ndola  labada Sheekh Maxamed Cabdi Umal iyo Sheekh C/qaadir Boobe
Warbixin Safarkii Mu’assadda Safaa ay ku gaareen Gobolka Sh Dhexe.[Masawiro]
(February 17, 2015)
Jowhar:-Waxaan Allaah uga mahad celinaynaa inuu noo sahlay Safar dacwadeed oo aan ku gaarnay Gobolka Shabeelada Dhexe degmooyin kiisa qaarkood iyadoo aan deegaanadaas kula kulanay dhamaan qeybaha Buls
Qeybtii1aad arday wax ka dhigan doonta Machadka sare ee Ducaada Hargeysa (Masawiro)
(February 17, 2015)
Hargeysa:-Shalay iyo maanta ayaa waxa si nabad ah u soo gaadhay magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka s/land qaybihii ugu horeeyey ee ardayda ka timid deegaano kala duwan kuwaas oo wax ka baran doona
Qalab casriya oo lagu soo kordhiyay garoonka diyaaradaha Ee Gaalkacyo (Daawo)
(February 17, 2015)
Gaalkacyo:-Qalab casriya ayaa waxaa lagu soo kordhiyey Garoonka Diyaaradaha ee C/laahi Yuusuf Axmed ee magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug . Qalab casriya ee lagu soo kordhiyey Garoonka Di
Madaxweynaha DFS galabta u ambabaxay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya
(February 17, 2015)
Addis Ababa:-Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galabta u ambabaxay magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya wax yar ka dib markii uu dib ugu soo laabatay magaalada Muqdisho. Madaxw
Kuma ayuu ahaa ninkii weerarka ka geystay magaalada Copenhagen.[Masawiro]
(February 17, 2015)
Copenhagen:-Omar Abdel Hamid El-Hussein waxaa uu ku dhashay dalka Danmark bishii September 1992, Omar waxaa uu ku koray oo ku noolaa caasimada Danmark ee Copenhagen waxaa uu asal ahaan ka soo jeedaa d
Fahanka saxda ah ee ku dhaqanka Shareecada islaamka Sh.Shible iyo Aqoonyahano[Daawo]
(February 17, 2015)
Nairobi:-Kulanka ayaa waxa uu ku saabsanaa: fahanka saxda ah ee laga qaadanayo hir-galinta shareecada islaamka, waxaana kulanku uu u dhacay qaab wada xaajood ah.Sheekha ayaa markii hore si cilmi ah u
Fadlan ka Qeyb Qaado Dhismaha Markazka Daarul Xadiith Wassunah ee Muqdisho (Masawiro)
(February 17, 2015)
Muqdisho:-Daarul xadiith wassunah waa rug loogu tala galay soo saarida culimo ahal u ah faafinta iyo barida culuumta islaamka iyo luqada carabiga , waxaana barayaal ka ah culimo ehel u ah waxa ay bara