Abu Qataada oo ka qeyliyey Khudbadii Jimcaha كمال زروق التونسي oo ka tirsan Daacish.(Vedio +Akhriso)
(February 19, 2015)
Abu Qataada Al-Falastiina oo ka mid ahaa wadaadii la dhacsanaa Fikirka Takfiiriga ayaa ka qeyliyey mid ka mid ah wadaada kooxda Khawaarijta ee Daacish ka dib markii uu khudbad jimco uu jeediyey uu ku
Socdaalkii Zambia Ee Sheekh Maxamed Cabdi Umal (Warbixin)
(February 19, 2015)
Taariikhdu markay ahayd 09-02-2015 maalintuna ay tahay isniin, Saacaduna tahay 23:35 , ayaan kasoo degney Garoonka caalamiga ah ee Lusaka –Zambia, waxaa halkaas naloogu sameeyey soo dhawayn aad u he
Tartan Aqooneed lagu qabtay Dugsiga sare ee Muuse Yuusuf ee Laascaanood‏
(February 19, 2015)
Laascaanood:-Waxaa Maanta -19-02-2015- ka bilowmay Dugsiga Sare ee Muuse Yuusuf School ee magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool Tartan aqooneed Xiiso badan oo u dhexeeyey Fasalada Sare ee Dugs
Live From Congo وصايا تتعلق بالغربه Sheekh Maxamed Cabdi Umal (Dhamaad+Masawiro)
(February 19, 2015)
Congo:-Waxaan haatan live uga socda Radio Halgan muxaadaro uu Sheekh Maxamed Cabdi Umal ka jeedinayo magaalada Lamumbashi waxaana uu Sheekhu Cinwaan uga dhigay Muxaadaradiisa وصايا تتعلق ب
Xubno ka tirsan Al-shabaab oo dil ka geystay Gaalkacayo oo toogasho lagu xukumay
(February 19, 2015)
Garoowe:-Waxaa saaka ay Maxkamada ciidamada Qalabka sidda iyo dambiyada culus ee Puntland Faraceeda Gobolka Nugaal ay ku riday xukun dil toogasho ah labo gacan ku dhiigle oo ka tirsan amniyaadka Al-s
Madaxweyaha DFS Xassan Sheekh oo dib ugu soo laabtay Muqdisho
(February 19, 2015)
Muqdisho: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa manta dib ugu soo laabtey magaalada Muqdisho kadib markii uu soo dhammeystey socdaal uu ku tegey dalka Ethio
Shirka Golaha Xukuumadda Puntland oo looga hadlay Nabadgelayad iyo Maamulka
(February 19, 2015)
Garoowe:-Shirka Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland oo uu shir gudoominayey Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa looga hadlay Safarkii Madaxweynaha ee Ethiopia, Xaalad
Taliyaha ciidanka dalka Jabuuti Jen Sakariye Sh Ibraahim oo soo gaaray Beledweyne
(February 19, 2015)
Hiiraan:-Taliyaha guud ee ciidanka dalka Jabuuti Jen Sakariye Sheekh Ibraahim iyo wafdi uu horkacayo ayaa maanta gaaray magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.Jen Sakariye Sheekh Ibraahim  i
Ciidaanka DFS oo soo bandhigay laba qof oo dilal ka geystay magaalada Muqdisho
(February 19, 2015)
Muqdisho:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidanka amaanka ee DFS uu saaka soo bandhigay ragg lagu eedeynayo inay dilal ka geysteen magaalada Muqdisho gaar ahaan dilalkii