Qaabkii uu u dhacay Qaraxii Hotel Central Wariye Caydiid Abdirahman.[Dhagayso]
(February 20, 2015)
Muqdisho:-Wariye Caydiid Cabdirahman Aadan oo ka mid ah wariyaasha Radio Kulmiye  ayaa waxaa uu a waramay qaabkii uu u dhacay qarax is miidaamin lala eegtay Masjid ku yaal gudaha Hotel Central oo ay
Islaan Bashiir Islaan Abdulle oo ka tacsiyeeyey Geeridii Suldaan C/qaadir Suldaan Cali
(February 20, 2015)
Innaa Lillaahi wa Innaa Ilayhi Raajicuun Waxaan ka tacsiyaynayaa dhimashadii maanta ka dhacday Hotel Central ee magaalada Muqdisho, ka dib Qarax ka dhacay oo ay ku dhinten dad badan waxaan halkaan tac
Dufcadii ugu horaysay oo ka qalin jabisa Jaamacada Bariga Afrika faraceeda Qardho.[Masawiro]
(February 20, 2015)
Qardho:-Xaflad si heer sare ha loo soo agaasimay loona qabtay dufcadii ugu horaysay ee ka qalinjabisay jaamacada bariga Africa faraceeda magaalada Qardho qaybaheeda kala ah shareecada iyo maamulka iyo
Suldaan C/Qaadir Suldan Cali Yaasin Keenadiid oo ku dhintay qarax ka dhacay Masjid ku yaal Hotel Central
(February 20, 2015)
Muqdisho:-Allaha u naxariistee waxaa qaraxii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho gaar ahaan masjid ku yaal gudaha Hotel Central ku dhintay Suldaan Cabdulqaadir Suldaan Cali Suldaan Yaasiin Keenadiid o
Madaxweynaha Puntland iyo ku xigeenkiisa oo tacsi u diray Ehelada ku dhintay qaraxii Muqdisho.[Dhagayso]
(February 20, 2015)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas iyo Madaxweyne ku xigeenka Dawladda Puntland Cabdi xakiin C/llaahi Xaaji Cumar Camey ayaa si wadajir ah shacabka Soomaaliyeed iyo ma
Madaxweynaha DFS oo Cambaareeyey qaraxii ka dhacay magaalada Muqdisho
(February 20, 2015)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa cambaareeyey weerarkii argagixiso ee waxashnimada ahaa ee maanta lagu qaadey mid ka mid ah hoteelada magaalada Muqdis
Faahfaahin Qarax lala eegtay Masjid ku yaal Hotel Central ee Muqdisho (Dhageyso)
(February 20, 2015)
Muqdisho:-Waxaa maanta qarax is miidaamin lala eegtay Masjid ku yaal gudaha Hotel Central oo ay ku tukanayeen masuuliin ka tirsan DFS waxaana uu Hotel Center ku dhow xarunta Madaxtooyadda Villa Soomaa