Xaalada Caafimaad ee Isbitaalka Manhal Hospital ee magaalada Laascaanood.[Masawiro]
(February 23, 2015)
Laascaanood:-Isbitaalka weyn ee Manhal Hospital ee ku yaal magalada Laascaanood ayaa ah Isbitaal shaqeeya 24 saac waan Isbitaalka labaad ee ugu weyn ee ku yaal gudaha magaalada Laascaanood ee xarunta
Nadwadii ugu danbaysay ee lagu qabtay magaalada Boorame (Daawo)
(February 23, 2015)
Boorame:-Waxaaan idiin soo gudbineynaa nadwadii ugu danbaysay ee lagu qabtay Boorame ee xarunta gobalka Awdal waxaana nadwada muxaadarooyin kala duwan ka jeediyey culumada Soomaaliyeed ee ka qeyb gala
Warbixinta Xisaab celinta dhismaha buundada Middigar, Libaaxo, Xamurta iyo Fallaryaale [Masawiro]
(February 23, 2015)
Garoowe:-Buundada Middigar waxay ku taal galbeedka tuulada Sin-u-jiif ee hoos timaada degmada Dangoroyo ee gobolka Nugaal . Halka buundadu ka dhisan tahay waxaa jabsaday duufaan-roobaaddii ku dhufa
Hadaan ogaan lahaa ninkeyga uma diideen xaaskale
(February 23, 2015)
Salaamu Calaykum. Maanta iyo qoraalkeena waa qiso qabsatay haweenay muslimad ah, taas oo laxariirta imtixaan kala soo gudboonaaday xaga guurka faraha badan Majaalkan ragga hadal iyo tacliiq midna ugum
Wasiirka Difaaca oo Kormeeray Xarunta loo dhisayo Kuliyada Saraakiisha Xogga dalka [Masawiro]
(February 23, 2015)
Muqdisho:-Wasiirka Difaaca Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini, ayaa maanta kormeer howlleed ku tagay goob laga dhisayo Kuliyada Saraakiisha Xoogga Dalka Soomaaliy
Safiirka Turkiga Olgan Bekar oo gaaray magaalada Kismaayo.[Masawiro]
(February 23, 2015)
Kismaayo:-Waxaa maanta soo gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose Safiirka dowlada turkiya u fadhiya Soomaaliya danjire Olgan Bekar . Wafdiga la socday safiirka Turkiga ayaa waxaa
Ra’iisul wasaare Cumar Cabdirashiid oo booqdey dadkii ku dhaawacmey weerarkii Hotel Central.[Masawiro]
(February 23, 2015)
Muqdisho, Feb 23, 2015…… Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa saaka booqday Isbitaal Digfeer oo ay ku jiraan qaar kamid ah dhaawac