Xisaab-xirka xasuuqyadii Al-shabaab W/Q Sh Axmed Cabdisamad
(February 24, 2015)
Waxaan isweydiiyey tolow XARAKADA ALSHABAAB dib ma u eegtay xasuuqyadii is dabajooga ahaa ee ay geysatay, xisaab-xirse ma ku samaysay miraha ay ka guratay dabargoynta iyo xasuuqa bulshada?. Waxaan
Al-shabaab kaliya maxaa laga rabaa soomaali adduunka oo dhan baa lugu laayaaye ?
(February 24, 2015)
Shacabka Soomaaliyeed meel uu joogaba muddo dheer dil iyo dabargoyn baa ku socotay xataa Al-shabaab oo aan joogin. Magacyada dabargoyntaas way kala duwanyihiin: mar iyagaa is laaya oo waa dagaal qabii
Qarax Caawa ka dhacay degmada Hodan ee gobolka Banaadir
(February 24, 2015)
Muqdisho:-Wararka naga soo gaaraya caawa magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in mid ka mid ah injineerada magaalada Muqdisho loogu xiray gaarigiisa miino waxaana qaraxa uu dhaawac culus u geystay injinee
Madaxweynaha PL oo la kulmay Agaasimaha Hay’adda FAO ee Soomaaliya .[Masawiro]
(February 24, 2015)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 24-2-2015 aqalka madaxtooyada Dawladda Puntland ee Garoowe kula kulmay Agaasimaha Hay’adda F
Live u dhageyso Baraamijta Idaacadda Al-xikma iyo Radio Halgan Live[Dhageyso Live]
(February 24, 2015)
Garoowe:- Akhristayaasha sharafta leh ee Halgan.net waxaa ay si toos ah uga dhageysan karaan Radio Halgan Live idaacada Islaamiga ee Al-Xikma ee ka howlgasha deegaanada Puntland waxaana ay idaacada Is
Muxaadaro حرمة دم المسلم Sh C/qaadir Boobe Ndola
(February 24, 2015)
Congo:-Waxaan haatan live uga socda Radio Halgan Live muxaadaro uu Sh.C/qaadir Boobe ka jeedinayo masjidka Ummaha ee Ndola ee dalka Zambia waxaana uu Sheekhu Cinwaan uga dhigay Muxaadaradiisa حرمة
Madaxweynaha DFS oo qaabiley Danjiraha Netherlands ee Soomaaliya.
(February 24, 2015)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xassan Sh. Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabiley Danjiraha Boqortooyada Netherlands ee arrimaha Soomaaliya Joost Reintjes. Kulankaasi
Wasiirka Arrimaha Dibadda DFS oo qaabilay Safiirka Turkiga u qaabilsan Soomaaliya.
(February 24, 2015)
Mogadishu:-Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Dr. Abdusalam Hadliye Omer ayaa maanta ku qaabilay xafiiskiisa Safiirka Jamhuuriyadda Turkey u qaabilsan Soomaaliya amb
Dagaal saaka mar kale ka bilowday Degmada Guriceel ee Gobolka Gal-gaduud
(February 24, 2015)
Guriceel:-Wararka ka imaanaya Degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in saaka mar kale uuka qarxay Dagaal u dhexeeya Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Ahlusunna. Dagaalka
Documentary kooban oo ka hadlaya Xabsiyada Puntland.[ Video]
(February 24, 2015)
Garoowe:-Waa Documentary kooban oo ka hadlaya Xaaladaha ka jirta Xabsiyada Puntland iyo qaabka loo dhaqan celiyo iyagoo weliba hella adeegyo caafimaad , waxbarasho iyo weliba jimicsi iyo ciyaaro kale

Next Page »