Wasiirka cusub ee Wasaarada Warfaafinta DFS oo xilka la wareegay
(February 25, 2015)
Muqdisho:-Wasiirka cusub ee Wasaarada Warfaafinta ee DFS Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa maanta la wareegay xilka wasaarada warfaafinta waxaana ay xil wareejintu ka dhacday xarunta wasaarada warfaaf
Live Muxaadaro ثلاث مهلكات وثلاث منجيات Sh Maxamed Cabdi Umal Ndola (Dhamaad)
(February 25, 2015)
Congo:-Waxaan haatan live uga socda Radio Halgan Live muxaadaro uu Sh Maxamed Cabdi Umal Ndola ka jeedinayo masjidka Ummaha ee Ndola ee dalka Zambia waxaana uu Sheekhu Cinwaan uga dhigay Muxaadaradii
Siminaar is dhex galka Ardayda oo ka dhacay magaalada Laascaanood.[Masawiro]
(February 25, 2015)
Laascaanood:-Dugsiyada Sare ee Laascaanood ayaa xalay waxaa ka bilawmay Magaalada Laascaanood Siminaar- ku Saabsan Is dhex galka Ardayda Dugiyada Sare ee magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool
Wasiirka Difaaca ee DFS oo la kulmay Shaqaalaha Wasaaradda, kana hadlay dar-dar gelinta shaqada.
(February 25, 2015)
Muqdisho, Februari 25, 2015....Wasiirka Difaaca Xukuumadda Federalka  ah ee Somalia, Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini, ayaa maanta kulan isbarasho iyo xog-wareysi ah la qaatay  Shaqaalaha rayidka e
Wasiirka Arrimaha Dibadda Abdusalam H. Omer oo qaabilay Safiirka Djibouti u qaabilsan Soomaaliya.
(February 25, 2015)
Mogadishu, February 25, 2015 - Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Dr. Abdusalam Hadliye Omer ayaa maanta ku qaabilay Xafiiskiisa Safiirka Jamhuuriyadda Djibouti u qa