Raaf iyo Qabqabasho hor leh ee kooxda Al-shabaab iyo xaalada Maxaabiista
(February 27, 2015)
Jilib:-Waxaa mar kale lagu faafiyey baraha internetka ee lagu taageero kooxah hubaysan ee ka tirsan Al-qaacid bayaan Qaylo dhaan ah oo cinwaan looga dhigay ''Qabqabasho hor leh ee kooxda Al-shabaab i
Dad loo qabtay weerar lala Beegsaday Guddoomiyaha Bari.[Dhagayso]
(February 27, 2015)
Boosaaso:-Mas’uuliyiinta Maamul Gobolleedka Puntlad ayaa qab qabtay dad badan oo lala xiriiri nayo weerar xalay lagu qaaday hoyga Guddoomiyaha Gobolka Bari  Weerarkan ayaa waxaa ku dhintay hal qof
Al-Shabaab iyo Suufiyadda iyo been abuurkii ay ka sameeyeen Sh Umal (كبرت كلمة تخرج من أفواههم إن يقولون إلا كذبا Dhageyso)
(February 27, 2015)
Muqdisho:-Shabakadda wararka Halgan.net ayaa waxay idiin soo gudbinaysaa xaqiiqada Cod uu leeyahay Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo ay maanta  ay Warbaahinta Al-shabaab iyo kuwa Suufiyadda ku faafiyeen M
Waan ku Jeclahay : waanse kaa Ra’yi duwanahay
(February 27, 2015)
Waan ku Jeclahay waa hadal aad u quruxbadan oo Naftu ay jeceshahay , Diintana ay nagu boorisey inaan xaqiijino .Waxay daweysaa Cuduro badan oo Dadka dhexdooda ka dhaca , maalin walba waan ku hadaa
Salaadda Maxaanu Isla Soo Marnay!! (1) W/Q: Sh. Maxamed Idris.
(February 27, 2015)
Waxaan halkan idiin ku soo gudbinayaa sheekooyin gaa gaaban oo Asxaabtayda badan aan ka dhegeysto, si caadiya ayey u weriyaan, laakiin cibro iyo cashar ayaa dadka ugu sugaan, markaasna ima dhaaftee wa
Fadlan soo caawi carruurtan oo u baahan gar gaar deg deg ah.[Masawirro]
(February 27, 2015)
Garoowe:-Masuuliyiinta Hay’adda Wanaag farida iyo xumaan reebida Puntland ayaa booqday Qoys reer guuraa ah oo ay ka xanuun san yihiin saddex caruur ah Labo wiil oo mataano ah iyo Gabar ka wayn,iyado
Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Abubakar Al-sadiiq Sh Maxamed Cabdi Umal (Dhageyso)
(February 27, 2015)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbineynaa khudbadii jimcaha ee Masjidka Abubakar Al-sadiiq ee magaalada Nairobi waxaana khudbada maanta akhriyey alaha dhowree Sheekh Maxamed Cabdi Umal .wuxuu kaga hadlay
Shirwayniii 3aad ee Mu,asasada Al-karam oo shalay ka furmay magaalada Burco.[Masawiro]
(February 27, 2015)
Burco : Shalay oo khamiis ahayd taariikhduna ahayd 07/05/2/1436 waafaq sana 26/02/15 ayaa waxa ka furmay magaalada madaxda gobolka togdheer ee burco shirwaynihii 3 aad ee mu,asasada al-karam ee dacwad
Gudoomiyaha gobolka Bari oo ka hadlay weerar lagu qaaday Hoygiisa.[Masawiro]
(February 27, 2015)
Boosaaso:- Gudoomiyaha gobolka Bari Cabdisamad Maxamed Galan oo shir jaraa'id ku qabtay magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ayaa waxaa uu saxaafadda uga waramay Weerar iskugu jira bam gacmeedyo