Dambiyada oo la fududeysto Sh.Dr Haaruun Sheekh Xusen (Dhageyso)

February 22, 2015 - Written by Editor

Dr_haaruunKuala Lumpur:-Waxaa idiin soo gudbineynaa muxaadaro qiima badan oo uu ka jeediyey dalka Malesia Sh. Dr Haaruun Sheekh Xusen waxaana muxaadarada Sheekhu uu uga hadlay Dambiyada oo la fududeysto iyo khatarta ay leedahay.

Sheekh Dr Haaruun Sheekh Xusen ayaa kula dardaarmay ducaada iyo dhalinyarada in alle ay ka baqaan oo ay u diyaargarooban maalinta qiyaamaha iyo in aysan fududeysan danbiyada.

Sheekh Dr Haaruun Xusen ayaa uga digay shacabkii soo xaadiray muxaadarada in aysan fududeysan danbiyada yar yar taas oo keeni karta in qofka ay ku jiidaan danbiyo waaweyn ka dibna uu qofka halaagsamo.

Muxaadarada ay ah mid aad u qiimo badan  oo aan u wada baahanahay ee aan ka fogaano danbiyada noocyadiisa kala duwan alaha naga dhigo kuwa ka faa,ideysta waanada iyo tawjiihaadka culumadeena aaamiin.

Hoos ka Dhageyso Muxaadarada Dambiyada oo la fududeysto Sheekh Dr Haaruun Sheekh Xusen

[audio:http://k003.kiwi6.com/hotlink/wvacurfttq/danbiyada.mp3]

Ama Halkan Mp3

Waxaa dardar ku socda in dib u habeyn lagu sameeyo dacwda iyo qaabkii ay jaaliyada Soomaaliyeed ee dalka maleesia ay boorka isaga jafi lahayn si ay u badbaadsato shacabkooda .

Sheekh Dr Haaruun Sheekh Xusen ayaa waxaa uu sidoo kale Horey u jeediyey Muxaadaro qiima badan oo uu Sheekhu kaga hadlay Khayrka iyo Wanaaga oo la isku Kaalmeysto.

Hoos Ka Dhageyso Khayrka iyo Wanaaga oo la isku Kaalmeysto Sheekh Dr Haaruun Sheekh Xusen .

[audio: https://www.halgan.net/Mp3/Khayrka_1.mp3]

Ama Halkan Mp3

Yaasiin Cabdi Axmed
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
February 2015
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
232425262728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online