Mu,asasada Al-Minhaaj oo Dowro u soo afmeertay Gabdhaha Gudoonsiisayna Shahaadooyin.[Masawiro]

February 28, 2015 - Written by Editor

9Garoowe:-Xafladaan oo ahayd mid si wanaagsan loo soo agaasimay ayaa imaanaysa kadib markii 3maalmood oo xiriir ah ay qaateen dowro dhinacyo badan taabanaysa waxaana casharada bixinayay Culima Awdiin caan ku ah faafinta dacwada iyo Dhaqan wanaaga.

Waxaa mudadii uu soc day Tababarkaan dumarkii loo qabtay ay ka heleen cilmi kaladuwan oo dhaxal gal ah waxaana kamid ahaa casharadii ay qaateen Gabdhaha katirsan Xafiiska Dumarka ee Mu’asasada Alminhaaj Garoowe.

Sidee ku noqon kartaa qof umadda anfaca isla markaana noqda daaci dhab ah:-

1. Hogaaminta.

2. Ladhaqan ka bulshada.

3. Maaraynta waqtiga.

4. Maamulida shirarka & Maaraynta Dhaqaalaha.

5. Sida lagu abuuro mashaariic umada waxtarta .

Dumarkii loo qabtay tababarka ayaa qiray in ay barteen cilmi dhanwalba saamaynaya waxayna balan qaadeen in ay gudbindoonaan cilmiga ay barteen waxayna mu,asasada Al-Minhaaj Ugamahadceliyeen dadaalka ay kujiraan iyo horumarka ay gaarsiiyeen bulshada dhan walba .

Sheekh Mukhtaar Axmed Faarax Gudoomiyaha golaha fulinta Mu’asasada Al-Minhaaj Gobolka nugaal oo goobta kahadlay ayaa sheegay in ay tahay tanta lagalahaa tababar kaan ay tahay in lahelo bulsho dhan walba kadhisan islamarkaana noqdo kuwa khayrka isku kaashada waxaana uu gudoomiyuhu balanqaaday in ay sii wadi doonaan tababarada noocaan oo kala ah.

Waxaa isna dhankiisa kahadlay Gudoomiyaha Xafiiska Dacwada iyo Tacliinta ee Mu’asasada Al-Minhaaj Macalin Mukhtaar Maxamud Maxamed waxaana dumarka ugu baaqay in ay kahortagaan falalka anshax xumadaa ee ku soo badanaya Garowe isla markaana ay noqdaan kuwa lagudaydo oo bulshada gaarsiiya cilmiga ay barteen si loohelo bulsho kanabad gala fitanka socoda.

Sheekh Cabdirizaaq dahabi oo kamid ah culimada kawada xalaqaadka cilmiga sharcigaa magaalada garowe ayaa kutilmaamay fursadaan in ay tahay mid qaali ah waxaana uu dumarka kacodsaday in ay siiyaan dumarkakale ee aan helin fursadaan tababar noocaan ah.

Ugu danbayn tii waxaa halkaas lagugudoon siiyay shaadooyin xaqiijinaya cilmigii ay barteen gabdhuhu iyo in ay mudan yihiin in ay faafiyaan cilmigii ay qaateen.

no images were found

Nuur Jaamac
Garowe,Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
February 2015
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
232425262728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online