Muxaadaraadkii ay Sh.Umal iyo Sh.C/qaadir Boobe ka jeedsheen Masjidka Ummah.[Dhageyso]

February 11, 2015 - Written by Editor

IMG-20150211-WA0011Zambia:-Waxaan idiin soo gudbineynaa labo muxaadaro oo ay maanta ay ka jeediyeen Masjidka Ummah ee magaalada Lusaka ee xarunta dalka Zambia Sheekh  Maxamed Umal iyo Sh C/qaadir Boobe waxaana muxaadarada hore jeediyey Sh. Maxamed Cabdi Umal waxaana uu Sheekhu Muxaadaradiisa uga hadlay خطورة الغلو فى التكفىر.

Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa muxaadariisa ku faahfaahiyey khatarta ay leedahay xadgudbka gaaleysiinta kuwaas oo ay ku dhaceen kooxo hubeysan oo muslimiin ah kuwaas oo daadiyey dhiiga muslimiinta wuxuuna Sheekhu sidoo kale sheegay sababaha ay u inxiraafeen kooxahaas.

Hoos ka Dhageyso Muxaadaradii Caawa خطورة الغلو فى التكفىر.Sheekh Maxamed Cabdi Umal

[audio: https://www.halgan.net/Mp3/Khatarta_gaaleysiinta.mp3]

Ama Halkan Mp3

Hoos Ka Dhageyso Su,aalo Muhiim ah oo la weydiiyey Sheekh Maxamed Umal

[audio: https://www.halgan.net/Mp3/Su,aalo_umal.mp3]

Ama Halkan Mp3

Sidoo kale waxaa muxaadaro qiimo badan ka jeedshay Masjidka Ummah Sh. C/qaadir Boobe waxaana uu Sheekhu cinwaan uga dhigay muxaadaradiisa كيف نعيش مع القران Sheekh C/qaadir Boobe ayaa si fiican u qaadaa dhigay ahmiyada Quraanka uu ku leeyahay nolasha qofka muslinka ah waxaana uu soo bandhi gay qaabka nabigeena NNKH uu ula noolaa Quraanka.

Hoos ka Dhageyso Muxaadaradii Sheekh C/qaadir Boobe كيف نعيش مع القران

[audio: https://www.halgan.net/Mp3/qu,anka1.mp3]

ama Halkan Mp3

Radio Halgan Live
Masjidka Ummah
Lusaka
Zambia

Leave a comment

*

Archives
February 2015
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
232425262728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online