Muxaadaraadkii Caawa Ee Sh Maxamed Cabdi Umal iyo Sh C/qaadir Boobe (Dhageyso+Fataawa)

February 15, 2015 - Written by Editor

IMG-20150215-WA0008Zambia:-Waxaan idiin soo gudbineynaa dhawaan muxaadaradii uu caawa uu ka jeediyey Sheekh Maxamed Cabdi Umal magaalada Ndola waxaana uu Sheekhu Muxaadaradiisa kaga hadlay اسباب سعة الرزق

Sheekh Maxamed cabdi Umal ayaa si qota dheer uga hadlay sababaha risqiga uu waasic ku noqodo uuna ku barakoobo muxaadarada caawa ayaa ahayd nid ay si weyn uga faa,ideysteen ganacsatada ku dhaqan magaalada Ndola .

Sheekh Maxamed Cabdi Umal Xafidahulaah ayaa ku booriyey dhamaan shacabkii ka soo qeyb galay muxaadarada in ay ku dadaalaan risqi xalaal ah si alle uu ugu barakeeyo ganacsigooda iyo hantida alle siiyey .

Hoos ka Dhageyso Muxaadarada Sh Maxamed Cabdi Umal uu maanta ka jeedshay Ndola سباب سعة الرزق

[audio: http://k003.kiwi6.com/hotlink/mn2p5zr1gc/Risqiga.mp3]

ama Halgan Mp3

Sheekh C/qaadir Boobe ayaa sidoo kale waxaa uu isagana muxaadaro ka jeediyey masjidka Ummaha ee magaalada Ndola wuxuuna ka hadlay حرمة أهل العلم oo ahayd muxaadaro aad u qiimo badan

Hoos ka Dhageyso Muxaadarada Sheekh C/qaadir Boobe uu maanta ka jeedshay Ndola حرمة أهل العلم

[audio: http://k003.kiwi6.com/hotlink/80qbzpx4l6/xurmada_culumada.mp3]

ama Halkan Mp3

Hoos ka Dhageyso Su,aala badan oo uu ka jawaabay Sh Maxamed Cabdi Umal Xafidahulaah

[audio: https://halgan.net/Mp3/Su,aalo_iyo%20Jawaabo1.mp3]

Ama Halkan Mp3

Halgan.net
Masjidka Ummah
Ndola
Zambia

Leave a comment

*

Archives
February 2015
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
232425262728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online