Nicmada ilaah ee ugu wayn waa Diinta & iimaanka Sh.Maxamed Umal (Daawo)

February 4, 2015 - Written by Editor

sh umalNairobi:-Waxaan Idiin soo gudbineynaa Muxaadaro qiimo badan oo uu jeediyey Fadiilat Sheekh Maxamed Cabdi Umal Xafidahulaah waxaana uu Sheekhu Cinwaan uga dhigay Muxaadaradiisa Nicmada ilaah ee ugu wayn waa Diinta & iimaanka

Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa aad ugu dheeraaday labada nimco ee ugu weyn oo alle noogu nimceeyey oo kala ah Diinta & iimaanka isaga oo dul istaagay adilo badan oo khuseeya
cinwaanka muxaadarada.

Waxaan alle ka baryeynaa in uu alle naga dhigo kuwa ku shukriya labada nimco ee alle nooggu nimceeyey oo ah Diinta & iimaanka

Hoos ka Daawo Muxaadara Nicmada ilaah ee ugu wayn waa Diinta & iimaanka Sh.Maxamed Umal.

Salaf Media
Nairobi
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
February 2015
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
232425262728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online