W. ku-xigeenka W. Maaliyadda oo Addis-Ababa uga qayb galay Shirkii 8-aad ee Maaliyadda iyo Dhaqaalaha Afrika
(March 31, 2015)
Addis Ababa:-Wasiir ku xigeenka Wasaarada Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamuud Xayir Ibraahim ayaa uga qayb galay maagaalada Adis-Ababa ee dalka Itoobiya shir ay isugu yimaadeen
Nabadoon iyo Afadiisa oo lagu dilay magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Baay
(March 31, 2015)
Baydhabo:-Wararka ka imaanaya  magaalada Baydhabo ee xarunta  gobalka Bay ayaa sheegaya in Kooxo hubaysan ay xalay  ku dileen Malaaq Cali Cabdi Iidow iyo Afadiisa magaaladda Baydhabo ee xarunta gob
Madaxweynaha PL oo ka qayb galay barmaamij ay shacabka ku wiidiinayaan su’aalo laguna qabtay JBA ee Garoowe[Cod/Masawiro]
(March 31, 2015)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 31-3-2015 hoolka jaamacada Bariga Afrika ee Garoowe kaga qeyb-galay Barnaamij ay dawladda Puntland soo
Tababar cilmiyeed oo loo qabtay Ardayda ka baxday Machadka Ibnu Xajar Al-Casqalaani ee Bosaaso.[Masawiro]
(March 31, 2015)
Boosaaso:-Tababarkan oo maalintii jimcada ahayd ka dhacay holka shirarka ee FTMS aya loo qabtay ardayda ka baxday Machadka Ibnu Xajar Al- casqalaani ee Bosaaso oo iskugu jiray rag iyo dumar aad u tira
Maamulka Ximan iyo Xeeb oo Shaaciyey Wakhtiga la qabanayo shirka G/Dhexe
(March 30, 2015)
Cadaado:-Wasiirka arimaha gudaha maamulka Ximan iyo Xeeb Maxmed Xaji ayaa maanta shaaca ka qaaday goorta uu shirka maamul u sameynta gobolada dhexe uu ka furmayo magaalada Cadaado. Wasiirka arimaha
Sacuudi:Murqaha Siyaaasadeed ee ay Muujisay Sweden W/Q Mukhtar Qoransay
(March 30, 2015)
Riyaad:-Dhacdada dhexmaray Sacuudigu iyo Sweden, markaan u eegno si xeel-dheer, waxaa iswaydiin leh saameynta ay ku yeelatay Sweden iyo natiijada ka dhalan karta dhanka wadamada Muslimiinta ee ay Soom
Qaybdiid: Shirku Cadaado ayuu ka Dhacayaa.[Dhagayso]
(March 30, 2015)
Cadaado:-Iyadoo wali uu muran ka taagan yahay goobta uu ka dhacayo shirka dhismaha maamulka gobollada dhexe, ayaa madaxweynaha Gal-Mudug Cabdi Xasan Cawaale “Qaybdiid” wuxuu VOA u sheegay inuu raj
Madaxweynaha PL oo ka qeyb-galay xafladd loo dhigay arday ka qalinjabisay Jaamacada PSU.[Masawiro]
(March 30, 2015)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 30-3-2015 ka qayb-galay xafladd ay ku qalin-jebinayeen arday wax kabaratay Jaamacada PSU, wax
Madaxweynaha DFS Xassan Sheekh oo dib ugu soo laabtay Muqdisho
(March 30, 2015)
Muqdisho:- Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xassan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa dib ugu soo laabtey magaalada Muqdisho kadib markii uu magaalada Sharm El Sheik
Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed oo ka hadlay weerarkii Hotel Maka Al-Mukarama
(March 30, 2015)
London:-Madaxweyinihii hore ee DKM  Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ka hadlay weerarkii kooxda Al-Shabaab ay ku qaadeen Hotelka Maka Al-Mukarama ee Magaalada Muqdisho weerarkaas oo sababay khasaaro

Next Page »