Wasiirka Difaaca DFS Gen. Diini “Heshiiska aan galabta saxiixnay ujeedkiisu waa Nabad in lagu wada noolaado.”[Masawiro]
(March 5, 2015)
Guriceel, March 5, 2015…Waxaa booqasho ku yimid Magaalada Guriceel ee Gobolka Gal-gaduud, wafdi ka socda Dowladda Federaalka Soomaaliya oo hoggaaminayo Wasiirka Difaaca General C/qaadir Sh.Cali Diin
Dowladda Talyaaniga oo ku wareejisay Ciidamada Milateriga DFS 54 gaari oo kuwa ciidanka ah (Masawiro)
(March 5, 2015)
Muqdisho:-Munaasabad balaaran oo lagu qabtay Dekedda weyn ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu wareejiyey ciidanka DFS agab milatari oo kala duwan waxaana deeqdaas siiyey DFS dowlada Talyaaniga Sa
Puntland oo warsaxaafadeed ka soo saartay wada hadaladii u dhexeeyey DFS iyo S/land
(March 5, 2015)
Garoowe:-Warsaxaafadeed ka soo baxay maanta Dawladda Puntland ayaa waxaa ay soo dhaweysay qaabka ay Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya u hogaamisay wada hadaladii u dhexeeya DFS iyo Somaliland oo
Shirkii Golaha xukuumada Dawladda Puntland oo looga hadlay amniga iyo horumarinta wadooyinka
(March 5, 2015)
Garoowe:-Shirkii Golaha xukuumada Dawladda Puntland oo uu maanta shir gudoominayey Madax weyne ku xigeenka Dawladda Puntland Eng.Cabdixakiin Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey ayaa waxaa looga hadlay Amniga
Kulan Cilmiyeedkii ka socday Masjidka Al-huda ee Garowe oo la soo gabgabeeyey.[Video/Masawiro]
(March 5, 2015)
Garoowe:-Waxaa xalay oo Taariikhdu ku beegan tahay/04/03/2015 lagu soo afmeeray kulan cilmiyeedkii ka socday masjid ka Al-huda ee magaaladda Garoowe kulankaan oo socday mudo saddex habeen ah, intii uu
Wafdigii Madaxweynaha PL oo xaflad soo dhaweyn ah loogu sameeyey Madaxtooyada Jubba-Land ee Kismaayo.[Masawiro]
(March 5, 2015)
Kismaayo:-Aqalka madaxtooyada Jubba-Land waxaa xalay 04 March, 2015 lagu qabtay munaasibad ballaaran oo lagu soo dhoweynayey wafdiga baaxadda leh ee Puntland oo uu hogaaminayo Madaxweynaha Dawladda Pu
Fahanka saxda ah ee ku dhaqanka shareecada islaamka qeybtii 2aad iyo 1aad Sh Shible (Daawo)
(March 5, 2015)
Nairobi:-Sh. Shibli iyo qaar ka mid ah aqoonyahanka Soomaalida Nairobi ayaa  kulan muhiim ah uu  dhex maray.Kulanka ayaa waxa uu ku saabsanaa: fahanka saxda ah ee laga qaadanayo hir-galinta shareeca
Wasiirka Arrimaha Dibadda DFS oo kala hadlay hey’adda UNHCR caawinta Qaxootiga Soomaaliyeed.
(March 5, 2015)
Mogadisho:-March 05, 2015 - Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Dr. Abdusalam Hadliye Omer ayaa maanta ku qaabilay Xafiiskiisa Alessandra Morelli oo ah Wakiilka hey