Daahfurka Kafaalo Magazine 2015 – oo lagu qabtay magaalada Stockholm (Daawo)
(March 14, 2015)
Stockholm:-Waxaa 07 March 2015 ka dhacay magaalada Stockholm ee dalka Sweden shir lagu daahfuray Kafaalo Magazine (KM) 2015 oo ay maalgalisay xawaalada Amal Express. Shirkaan oo ay ujeedadiisa ugu wey
DFS oo soo dhaweysay Go,aanka Dowlada Sacuudi Careebiya ku Joojisay keenista Dalkeeda Dhuxusha.
(March 14, 2015)
Muqdisho:-Waxaa Wasaarada Xanaanada Xoolaha,Dhirta & Daaqa ay uga mahadcelinaysaa Dowlada Sacuudi Careebiya go,aanka Taariikhiga ee ay dhawaan ku gaartay inay Joojisey keenista dalkeeda ee dhuxush
Live Tafsiirka Qu,aanka Dr Cali Maxamed Saalax Masjid Al-Tawfiiq (Dhamaad)
(March 14, 2015)
Norway:- waxaa dhawaan si live ah u soo gali doona Tafsiirka Qu,aanka oo ka baxa Masjidka Al-Tawfiiq ee magaalada Oslo ee xarunta dalka Norway waxaana akhrin doona darsiga Tafsiirka Sheekh Dr.Cali Max
Madaxweynaha DFS oo kala diray Golaha adeega Garsoorka Dowladda Federaalka
(March 14, 2015)
Muqdisho:-Madaxweynaha DFS Xasan Sh. Maxamuud ayaa kala diray Golaha adeega Garsoorka DFS waxaana wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya wareegtada ayaa u qorn
Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland Cabdixakiim Camey oo la kulmay Madaxweynaha Jabuuti.[Masawiro]
(March 14, 2015)
Madaxweyne ku xigeenka Dawladda Puntland Mudane Cabdixakiim Cabdullaahi Xaaji Cumar Camey ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 14-3-2015 Jabuuti kula kulmay Madaxweynaha Dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Ge
Muxaadaraadkii Sh Maxamed Umal iyo C/qaadir Boobe ka jeedsheen Zambia iyo Congo (Dhageyso)
(March 14, 2015)
Lusaka :-Shabakada Radiohalgan.net ayaa  idiin soo gudbineysa maanta dhamaan muxaadaraadkii ay Sheekh Maxamed Cabdi Umal iyo Sh C/qaadir Boobe ka jeedsheen Zambia iyo Congo. Laba Sheekha ayaa dhaw
Ciidanka Booliska DFS oo soo bandhigay rag Al-Shabaab ka tirsan oo ay gacanta ku dhigeen.
(March 14, 2015)
Muqdisho:-Taliska Ciidamada Booliska DFS ayaa maanta Magaalada Muqdisho ku soo bandhigay rag ay ka tirsan kooxda  Al-shabaab oo lagu qabtay Howlgallo Ciidamada  ay ka fuliyeen wadada warshadaha ee 
Wasiirka Difaaca Gen. Diini oo dib ugu soo laabatay magaalada Muqdisho.(Masawiro)
(March 14, 2015)
Muqdisho, March 13, 2015…Wasiirka Difaaca Soomaaliya Gen. C/qaadir Sheekh Cali Diini oo maalmahan socdaal shaqo oo qaatay ku dhowaad laba asbuuc ku joogay gobolka Galgaduud, ayaa maanta soo gabagabe