Qaar ka mid ah Ciidanka wadooyinka Puntland oo tababar loo soo xiray
(March 23, 2015)
Garoowe:-Waxaa maanta tababar loo soo xiray qaar ka mid ah Ciidanka wadooyinka Puntland waxaana uu tababarku u socday mudo 3bilood ah iyaga oo qaatay duruus kala duwan oo ku saabsan Sharciyada iyo am
Wasiirka Arrimaha Gudaha ee DFS oo furay shir lagu soo xulayo Xildhibaanada baarlamaanka Jubbaland.
(March 23, 2015)
Kismaayo:-Wasiirka Arrimaha Gudaha DFS  Maxamed Xuseen (Odowaa) iyo wafdigii uu horkacayo ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta J/hoose waxaana uu ka qeyb galay  shirka soo xulista Xildhi
Diblome heerka labaad ee Fiqhiga Isaamka (دراسات العليا) oo Jaamacada Nugaaal soo Kordhisay‏‏
(March 23, 2015)
Laascaanood:-Maamulka Jaamacada Nugaal gaar ahaan Maamulka Kulliyada Shareecada wuxuu ogeysiinayaa ardayda jecel inay sii wataan waxbarashadooda heerke labaad (Post Graduate) ee jaamacadeed inay bilaa
Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha gudaha ee DFS oo tegay Kismaayo
(March 23, 2015)
Kismaayo:-Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha gudaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya C/raxmaan Odowaa ayaa saaka soo gaadhay magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubada Hoose.  Wasiirka Arrimah