Xafladda Daahfurka Diplom sare ee Fiqiga islaamka oo lagu qabtay Jaamacadda Nugaal.[Masawiro]
(March 24, 2015)
Laascaanood:-Xaflad aad loo soo agaasimay oo lagu daahfurayey diplomaha sare ee Fiqiga islaamka oo lagu soo kordhiyey Jaamacadda Nugaal ayaa maanta lagu qabtay hoolka shirarka ee Jaamacadda Nugaal ee
Kooxda Daacish iyo Wareysigii 3aad Ee Abu Qataada Al-Falastiini.[Daawo Video-ga]
(March 24, 2015)
Wadaadka lagu magacaabo Cumar Maxamuud Cismaan kuna magacdheer Abuu Qataada Al-Falastiini ayaa mar kale ka hadlay xaqiiqada kooxda Khawaarijta ee Daacish mar uu wareysi siiyey wariyaha Bilal Abdul Kar
Madaxweynaha DFS oo la filayo in uu gaaro degmada Dhuusamareeb ee xarunta Gobolka Gal-gaduud
(March 24, 2015)
Dhuusamareeb:-Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xassan Sh. Maxamuud ayaa la filayaa in uu goordhaweyd gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Gobolka Gal-gaduud waxaan halkaas ku sugaya mas
Maxkamada ciidamada DFS oo saaka dil ku fulisay labo Askari
(March 24, 2015)
Muqdisho:-Maxkamada ciidanka DFS ayaa saaka dil toogasho ah ku fulisay laba askari oo ka tirsanaa ciidanka DFS kuwaas oo si bareer ah dil u geystay .Labada askari ee dilka saaka lagu fuliyey ayaa waxa