Bayaan ka soo baxay shir waynihii 3 aad ee Mu,asasada Al-Karam (Masawiro)

March 2, 2015 - Written by Editor

3Hargeysa:-Waxa dhawaan lagu soo afmeeray magaalada burco ee xarunta gobalka togdheer shir waynihii 3aad ee mu,asasada al-karam ee dacwada iyo horumarinta oo muddo 3 cisho ah uga socday magaalada burco.

Shirkan oo lagaga hadlyey sidii loo horumarin lahaa dacwada iyo arimaha kale ee bulshada ayaa khitaamkiisii waxa ka soo qayb galay culimo . madax dhaqameed.masuuliyiin ka socda xukuumada s/land Waxana laga soo saaray war murtiyeed ka kooban 7 qodob oo mu,asasadu u soo jeedisay guud ahaan bulshada qaybeheeda kala duwan.

no images were found

Hoos ka Akhriso war murtiyeed ka soo baxay shir waynihii 3aad ee mu,asasada al-karam ee dacwada iyo horumarinta

no images were found

Mu,asasada al-karam
Hargeysa

Leave a comment

*

Archives
March 2015
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online