Daahfurka Kafaalo Magazine 2015 – oo lagu qabtay magaalada Stockholm (Daawo)

March 14, 2015 - Written by Editor

kafStock02Stockholm:-Waxaa 07 March 2015 ka dhacay magaalada Stockholm ee dalka Sweden shir lagu daahfuray Kafaalo Magazine (KM) 2015 oo ay maalgalisay xawaalada Amal Express. Shirkaan oo ay ujeedadiisa ugu weyn aheyd rogrogida tarbiyadda iyo tacliinta jiilasha soo socda. Arinkaan oo ka mid ah mawduucyada ugu balaaran ee sanadkaan lagu falanqeeyo KM 2015.
Daahfurkaan wuxuu kuwii sanadihii hore kaga duwanaa in hal mawduuc ay isla eegayeen dhawr qof oo khibrad u leh mawduucaas. Ka dibna ay khibrad, faalo iyo su’aalo ku kordhinayeen marti sharafta ka soo qayb gashey madasha. Iyadoo sidoo kale lagu sii xoojiyay xagga suugaanta gabey qiimo badan oo ay fariintiisu taabanaysay dhalinyarada Soomaaliyeed. Waxaa kale oo goobta lagu faahfaahiyay ujeedada KM loo soo saaro. Intaas waxaa dheeraa inay siyaasiyiin iyo aqoonyahano Soomaaliyeed ay ka faaloodeen waxyaalaha ay kala baxeen KM 2013, 2014 iyo 2015.
Madasha ayaa waxaa ka soo qayb galay macalimiin badan oo masuuliyado haya, waalidiin, masuuliyiinta labada masaajid iyo masuuliyiin u haya xilal kala duwan bulshada Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalooyinka Stockholm, Oslo, Gøteborg, Eskilstuna iyo Børlænge.

Mawduuca tarbiyada oo faahfaahsan waxaad ka daawan kartaa film-ka iyo sawirada hoose.

no images were found

Kafaalo Magazine
+47 94 43 86 33
+46 737 310 541
km@kafaalo.com
www.kmagasin.com

Leave a comment

*

Archives
March 2015
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online