Danjire Yuusuf Bari Bari oo ku geeriyooday weerarkii Hotel Maka Al- Mukarama

March 27, 2015 - Written by Editor

OLYMPUS DIGITAL CAMERAMuqdisho:-Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Isbitaal Madina uu ku geeriyoday Yusuf Maxamed Ismacil Bari Bari oo ahaa Danjiraha Somaaliya ee Switzerland. ka dib markii uu dhaawac ka soo gaaray weerarkii lagu qaaday Hotel Maka Al- Mukarama .

Yusuf Bari Bari ayaa ku sugnaaHotel Maka Al- Mukarama xiligii uu ay xubno ka tirsan Al-Shabaab ay weerar ku qaadeen Hotel Maka Al- Mukarama waxaana ka soo baxaya warar kala duwan qaabka uu u dhacay weerarka .

Isbitaal Madina ee magaalada Muqdisho ayaa la geeyey in ka badan 20 qof oo dhaawac ah waxaana jira tiro kale oo ku dhintay weerarka waloow aan DFS si rasmi ah u shaacin .

Danjire Yusuf Maxamed Ismacil Bari Bari ayaa soo noqday Safiirki Soomaliya ee Midowga Yurub wuxuuna masuuliyado kala duwan ka soo qabtay dowladihii soo maray dalka iyo Puntland.

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2015
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online