Fahanka saxda ah ee ku dhaqanka shareecada islaamka Q/ 3aad Sh. Shibli [Daawo]

March 16, 2015 - Written by Editor

shibleNairobi:-Sheekh Maxamuud Shibli iyo qaar ka mid ah aqoonyahanka Soomaalida Nairobi ayaa  kulan muhiim ah uu  dhex maray.Kulanka ayaa waxa uu ku saabsanaa: fahanka saxda ah ee laga qaadanayo hir-galinta shareecada islaamka.

Sheekha ayaa markii hore soo koobay qodobadii labadii qeybood ee hore, iyo jawaabo uu ka bixinayey su’aalo ka yimid ka soo qeyb galayaasha, waxaana intaas dheeraa aragtiyo ay dhiibanayeen ka soo qeyb galayaasha.

Kulankan oo ahaa mid ay soo qaban qaabiyeen markazka abuu bakar iyo xarunta dhaqanka iyo wax akhriska ee Aw Jaamac Cumar Ciise, ayaa waxaa isla  daadaheynayey qoraa Maxamed Nuur Shire iyo qoraa Cabdirisaaq Cirro.

Hoos ka Daawo Qeybtii 3aad fahanka saxda ah ee ku dhaqanka shareecada islaamka

Halgan.net
Nairobi

Leave a comment

*

Archives
March 2015
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online