Fahanka saxda ah ee ku dhaqanka shareecada islaamka qeybtii 2aad iyo 1aad Sh Shible (Daawo)

March 5, 2015 - Written by Editor

shibleNairobi:-Sh. Shibli iyo qaar ka mid ah aqoonyahanka Soomaalida Nairobi ayaa  kulan muhiim ah uu  dhex maray.Kulanka ayaa waxa uu ku saabsanaa: fahanka saxda ah ee laga qaadanayo hir-galinta shareecada islaamka.

Sheekha ayaa markii hore soo koobay qodobadii qeybtii hore, iyo jawaabo uu ka bixinayey su’aalo ka yimid ka soo qeyb galayaashii qeybtii koowaad.

Qeybtaan labaad ee fahanka saxda ah ee ku dhaqanka shareecada ayaa waxaa qaatay sheekha oo kaliya, iyadoo waqtigu ku yaaraaday in ka soo qeyb galayaasha ay ra’yi iyo su’aalo ku darsadaan mowduuca, waxaana loo ballamay in qeybta xigta qeyb laga siin doono dadweynaha.

Kulankan oo ahaa mid ay soo qaban qaabiyeen markazka abuu bakar iyo xarunta dhaqanka iyo wax akhriska ee Aw Jaamac Cumar Ciise, ayaa waxaa daadaheynayey qoraa Maxamed Nuur Shire.

Hoos ka Daawao qeybtii Labaad fahanka saxda ah ee laga qaadanayo hir-galinta shareecada islaamka

Hoos ka Daawao qeybtii koowaad fahanka saxda ah ee laga qaadanayo hir-galinta shareecada islaamka

Kullamada noocaan ah ayaa socon doona haddii Illaahay idmo.

Halgan.net
Nairobi

Leave a comment

*

Archives
March 2015
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online