Madaxweynaha Maamulka K/Galbeed oo magacaabay wasiiro hor leh (Masawiro)

March 3, 2015 - Written by Editor

1Baydhabo:-Munaasabad balaaran oo si weyn loo soo agaasimay ayaa  ka dhacaday maanta Madaxtooyada Maamulka K/Galbeed ee Soomaaliya, ayaa waxaa lagu magacaabay Wasiiro hor leh oo uu yeelan doono Maamulka. K/galbeed ee Soomaaliya.
Madaxweynaha  K/galbeed ee Soomaaliya Shariif Xassan Sh Aden ayaa waxaa uu magacaabay wasiirka Wasaaradda xanaanada xoolaha ee K/galbeed ee Soomaaliya Madoobe Nuunoow Maxamed oo ahaa Madaxweynaha Maamulka 6-da gobal.

Madoobe Nuunoow Maxamed ayaa waxaa uu sheegay in uu ku qanacsan yahay xilka loo magacaabay wuxuuna sheegay in uu raali ku yahay .

Xaflad lagu qabtay Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ayaa madaxweynaha K/galbeed ee Soomaaliya waxaa lagu magacaabay  5 Wasiiro, 6 Wasiiru Dowlayaal iyo 29 Wasiir Ku Xigeeno.

no images were found

Madaxweyne Shariif Sh Aden ayaa waxaa uu horey u magacaabay 24 wasiir.Odayaasha iyo waxgaradka Bay iyo Bakool ayaa ku guuleystay in ay xaliyaan khilaafka ka dhex aloosnaa siyaasiyiinta ka soo jeeda Bay iyo Bakool kuwaa oo isku khilaafsanaa dhismaha Maamulka  K/galbeed ee Soomaaliya .

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2015
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online