Madaxweynaha oo soo gabagabeeyey booqashadii Dhuusamareeb (Warsaxaafadeed)

March 26, 2015 - Written by Editor

casanMuqdisho:-Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo gabagabeeyay booqasho 3 maalmood ah oo u ku teget magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Gal-gaduud.

Madaxweynaha intii uu joogey Dhuusamareeb waxaaa uu kulamo goono gooni ah la yeeshey, salaadiin iyo ergooyin kale oo ka socda beelaha gobollada dhexe, Waxayna isla qireen baahida loo qabo in la dedejiyo dhismaha dowlad goboleed ka dhalata gobollada dhexe.

Madaxweynaha ayaa salaadiinta iyo ergooyinka kale ee uu la kulmey waxay si qota dheer isla gorfeeyeen arrimo muhiim ah oo ku saabsan, qabashada shirka lagu dhisayo dowlad goboleedka.

Ugu dambeyntii Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo ergooyinka waxay isku afgarteen in la dhaqaajiyo shirka lagu dhisayo dowlad goboleedka degaannada gobollada dhexe ee Soomaaliya.

-DHAMMAAD-
Daud Aweis
Afhayeenka Madaxtooyada
Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya
Email: daweis@presidency.gov.so

Leave a comment

*

Archives
March 2015
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online