Mu,tamarka 13aad oo dhawaan ka bilaaban doona magaalada Oslo

March 25, 2015 - Written by Editor

Iclamka-Mu'tamarka-13AprilOslo:-Waxaa dhamaan lagu wargelinayaa Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan Magaalada Oslo iyo nawaaxigeeda in Mutamarkii 13aad uu ka bilaaban doono dhawaan dalka Norway gaar ahaan magaalada Oslo:

Mu,tamarka 13aad ee sanadkan ayaa waxaa ka soo qeyb gali doona culumada kala ah.

1-Sheekh Maxamed Idirs Axmed
2-Sh Dr Cali Maxamed Saalax
3-Sheekh Mustafe Xaji Ismail
4-Sheekh Cabdirashiid Cali Suufi
5-Sheekh Yuusuf Axmed
6-Dr M.Shadibi
7-Sheekh Cali Wajiz
8-Sheekh A.Sh Cali Jowhar
9-Dr Jamac Yuusuf Cilmi
10-Ustaad Axmed Cali (Nordsk)

Goobta Mu.tamarka lagu qabanayo
Oslo Tennisarena Hasle
Transtport:-T.bane-Nr. 5
Fra/mot Vestli

no images were found

Wixii Faahfaahin ah kala xiriir Tawfiiq Islamic Center
TlF. Masjidka +4740173031
Ahmed Adam:-+4794721836
Jama Farah:-+4798841607

Halgan.net
Oslo
Norway

Leave a comment

*

Archives
March 2015
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online