Wasiirka arrimaha dibadda DFS oo ku qaabilay xafiiskiisa Siihayaha Safaaradda Qatar ee Soomaaliya.

March 3, 2015 - Written by Editor

IMG_0576Mogadishu, March 03, 2015 – Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Federaal ka Soomaaliya H.E. Dr. Abdusalam Hadliye Omer ayaa maanta ku qaabilay Xafiiskiisa Siihayaha Safaaradda Dowladda Qatar ee Soomaaliya Eng . Hassan Bin Hamza Asad Mohammed oo ay ka wada hadleen xiriirka laba geesoodka iyo iskaashiga dhinacyada badan leh.

Kulanka intii uu socday , ayaa waxaa la isku weydaarsaday aragtiyo muhiim u ah danaha wadaagga ah iyo qaabkii lagu xoojin lahaa .

Dowladaha Soomaaliya iyo Qatar ayaa waxaa ka dhaxeeya xiriir xoogan oo walaalnimo oo soo jireen ah oo ku qotama iskaashiga dhaqan , dhaqaale ,siyaasad iyo bulsho , iyadoo Dowladda Qatar ay ka mid tahay dowladaha ugu horeeya ee caawiya Soomaaliya

no images were found

Xafiiska Qeybta Warbaahinta iyo Xiriirka Bulshada ee Wasaaradda
Section of Press and Public Relations

Leave a comment

*

Archives
March 2015
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online