Wasiirka G/dhiga DFS Jen C/qaadir Sh Cali Diini oo gaaray magaalada Guriceel

March 2, 2015 - Written by Editor

General-DiiniGuriceel:-Wasiirka G/dhiga ee DFS Jen  C/qaadir Sheikh Cali Diini ayaa maanta gaaray  Magaalada Girceel ee Gobolka Galgaduud wasiirka iyo wafdigiisa ayaa waxaa ujeedada socdaalkiisa lagu sheegay in la joojiyo dagaalada ka dhacay Guriceel.

Jen C/qaadir Sheikh Cali Diini Wasiirka Gaashaandhiga ayaa la filyaa maanta in kulamo kala duwan la yeesho Masuuliyiinta kooxda la baxday Ahlu suna Ee Suufiyada ah.

Degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa waxaa ay ka mid ahayd deegaanada nabdoon oo ay gacata ku hayeen kooxda Ahlu Sunnah waxaana khilaafka DFS iyo Suufiyada uu bilaawday markii masuuliinta DFS ay ku dhawaaqeen in maamul loo sameynayo gobalada dhexe ciidamo ka amar qaatana ay keeneen Degmada Dhuusamareeb.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2015
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online