Imaamkii Masjidka Abuhurayra ee Gaalkacyo oo isagoo Sujuudsan la dhaawacay
(April 30, 2015)
Gaalkacyo:-Waxaa dad badan oo Soomaali ah dhagahooda ay ku maqli jireen hebel isagoo masjid ku jira ama u socda ama ka soo baxay ayaa la dilay , Bam ayaa lagu tuuray Masjid, Sheekh salaad tukanaya oo
Sharxul Laamiyatu Ibnu Wardi Sheekh Mahad Daahir Abu Fahad (Akhriso)
(April 30, 2015)
Denmark:-Waxaan Idiin soo gudbineynaa kitaabka Sharxul Laamiyatu Ibnu Wardi oo lagu tarjumay luqada Afka Soomaaliga si looga wada faa,ideysto waxaana tarjumay oo na soo gaarsiiyey Sh Mahad Daahir Abu
Madaxwaynaha DFS Xasan Sh Maxamuud oo furay shirka arrimaha Somalia.[Masawiro]
(April 30, 2015)
Garowe:-Madaxweynaha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, Xasan Sh.Maxamuud ayaa maanta furay wajiga labaad shirka wadatashiga dowladda dhexe ee Soomaaliya iyo maamullada dalka  ka jira Madaxwey
Wasaaradda Arrimaha Gudaha DFS oo sheegtay in aysan wax faragelin ku heyn Shirka Gobollada Dhexe
(April 29, 2015)
Muqdisho:-Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalku, waxaa maantay oo ay taariikhdu tahay 29/ 04/2015, ayaa soo saartay Warsaxaafadeed, ku saabsan arrin ka soo yeertay qaar ka mid ah saxiixa yaasha Sh
Wasiirka waxbarashada Puntland oo waraysi gaar ah siiyey idaacadda VOA.[Dhagayso]
(April 29, 2015)
Nairobi:-Wasiirka Waxbarashada dowladda Puntland Dr.Cali Xaaji Warsame ayaa waxaa uu waraysi gaar ah siiyey idaacadda VOA qaybta af-ka Soomaaliga isagoo uga warbixiyey booqashada uu Madax weynaha DFS
Ardayda Fasalka 4aad ee Dugsiga Al-Muntada Qardho oo Xaflad Sagootin ah loo Qabtay (Masawiro).
(April 29, 2015)
Qardho:-Xafladan sagootinta ah ee loo qabtay ardayda fasalka afaraad ee dugsiga Al-Muntada Qardho ayaa waxaa kasoo qaybgalay maamulka degmada maamulka waxbarshada gobolka , kan degmada xubno katirsana
Ururka Kawsar Ee Waxbarida Haweenka & Kaalmada Dadka Tabaalaysan (Masawiro)
(April 29, 2015)
Boosaaso:-Alminhaaj qaybta gobalka bari ayaa manta soo xirtay dugsiyadii dumarka ee ay magaalada boosaso waxka bari jireen , xafladaan ayaa maanta waxaa lagu soo bandhigay waxbarashada hoostagta Ururk
Dugsiga Daarul birri oo Xaflad Qalin jabin ah u qabtay 190 arday (Masawiro)
(April 29, 2015)
Munaasabad ay ku qalin jabiyeen 190 arday oo xifdiyay qur’aanka  kariimka iyo 85 arday oo dhammaystay dugsiga dhexe ee dugsiga Daarul birri ee xifdinta qur’aanka kariimka ah iyo waxbarashada asaa
Shir Jaraa,id oo ay sida wada jir ah u qabteen Madaxda Puntland /JLand K/Galbeed(Masawiro +Cod)
(April 29, 2015)
Garowe:-Waxaa maanta magaalada Garoowe ee xarunta dowlada Puntland soo gaaray Madaxweyna yaasha maamulada Koofur galbeed Shariif Xasan Sheikh Aadan iyo Jubbaland  Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe)
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka DFS oo dalka dib ugu soo laabtay (Masawiro)
(April 29, 2015)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carte, ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, kadib markii uu kasoo bogsaday dhaawac kasoo gaaray falkii

Next Page »